Mr Gedo

Mr Gedo

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mr Gedo, Public Service, welkerville, Ottawa, ON.

Ummad walbo waxaa Soo dadajiya cimrigeeda waa ineey kaleexdaan wadadii saxda aheyd ee (Allah subxanahu watacalaa) ugu talagalay iyo sidoo kale ineey noqdaan dad ayaga xaasidiin isku ah.

12/29/2025

Mareykanka oo war uu hada Soo saaray kusheegay inuu garabtaaganyahay midnimada somalia si lamid ah qaramada midoobay iyo caalamka intiisa kale.


12/29/2025

Carabta waaba mucjisa caadi ah kulahaa "saqiir waaxid jidah" hhhhh

12/29/2025

"Qof aan la aqoon saneen aqoonsi kuma siin Kara YH dana 3 melood adunka 2 ma aqoonsaba ayaga aqoonsi ubahan"



12/29/2025

Cornelka quraanka aqoon yari uma gafinee waxeey ilatahay kistoo qal qal dhanka camerada ayaa jira.

12/29/2025

Ninkii dhoof kuyimid beey geeridu dhibeysaa



12/28/2025

Xildhibaan mursal qaliif maanta waa iska raariciyeen tolow odayga Yaa kusoo diray qoladaan🤣😅


12/28/2025

Ururka Jaamacadda Carabta oo kulan deg deg ah maanta ka yeeshay go’aankii ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland, ayaa soo saaray war-murtiyeed ay ku sheegeen inay si cad uga soo horjeedaan tallaabada ay qaaday Israa’iil oo ay ku sheegeen mid ay Telaabiib ku doonayso inay saldhigyo ciidan ku hesho.

Warmurtiyeedka ayaa intaa ku daray;

•Goluhu wuxuu mar kale xaqiijinayaa mowqifka Carabta ee joogtada ah, kaas oo caddeynaya in Somaliland ay tahay qayb aan ka go’i karin Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana , wuxuu si cad u diidan yahay isku day kasta oo lagu aqoonsanayo kala-goynta Soomaaliya .

•Golaha Jaamacadda Carabta wuxuu diiday tallaabo kasta oo ka dhalan karta aqoonsigaas, gaar ahaan kuwa loogu talagalay in lagu fududeeyo qorshayaal lagu doonayo barakicinta qasabka ah ee shacabka Falastiin.


12/27/2025

Midnimada dalka waa muqadas muxaafid iyo mucaaradna lamakala ahan.
Mudane madaxweyne shacab iyo sayaasi iyo qofkastoo Somali ayaa ku garab taagan.

Somalia waa hal

12/27/2025

Horay uguma Dhicin In uu Qof Isku Dilo Masajidka Xaramka..

Nin Ka Soo Jeedo Dalka Pakistan Ayaa Shalay Isku Dayey In uu Nafta Iska Gooyo Masjidka Xaramka Dhexdiisa, Kadib Marki uu Iska Soo Duuray Qeybaha Sare Ee Masajid Xaramka, Laakiin Wiilka Sawirka Ka Muuqdo oo Ka Mid Ilaalada Masajidka Ayaa Badbaadiyey oo Pakistanigi Dhulka Dhigay..

Ka Waran Qof Muslim Ah oo Masajidka Xaramka u Soo Aday Inuu Isku Dilo Darteed Subxanallaaah!!

12/27/2025

Xuutiyiinta yamen oo calaamadeysani haaya caasimada jamhuuriyada barakeysan .
🤣🤣
Walee waxbaa Jira

12/25/2025

Inta badan ree gedo sidaan ayey ula dhaqmaan dhalinyarada ay matalaan mana ogola ineey hal qof xitaa gacan qabtaan waana sabab ay dadka ugu dambeyaan ree gedo meel kasto.

Allaa kuu maqan gedooy!!

Fadlan saxiibayaal hanugu ciilana followda, share, like, iyo comment waxaan rabnaa inaan meel dheer gaarna insha allah.

12/24/2025

Madaxweynoow bal adiga isqabad sii labadaan hadal.
War ileen marqaatiga nool ba waa adiga.

Want your business to be the top-listed Government Service in Ottawa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address

Welkerville
Ottawa, ON
K1G3N4