jan_27/2026
Waraka caalamka
Somali Wayn Gang
don't ever let down someone that helped you. when everyone else making excuses.
20/11/2025
Xukunkeedu mxuu noqon karaa
Haweenaydan oo ah qofka loo haysto dilka iyo jidh dilka Saabirin ayaa sheegtay in ay markay cadhooto ay xanuunsato.
“Anigu markaan Xanaaqo waan xanuunsada ismana Kantarooli karo,dhaawaca dhabarka kaga yaala waa shaabugi aan la dhacay,wax kale kuman samayn”ayay tidhi.
Haweenaydan maanta ka soo muuqatay maxkamadda oo isdifaacaysay ayaa tidhi Saabirin wan is dagaalnay oo gacanta aya iga maroojisay aniguna intan shaabug la dhacay ayaan ceejin ku qabtay.
“Saabirin iyada oo nool ayay seexatay markan isqabsanay waxba may qabin kadib salaada cishaha ukici markan is idhi ayan arkay iyada oo suuxsan dhimashana meesha man soo dhigan”
20/11/2025
Sad story
Cabdicasiis oo ah ninka qabay Hodan oo isaguna ka soo muuqday maxkamadda Degmadda ee Gaalkacayo ayaa sheegay in uu furay naagta dishay Saabirin isla markaasna uusan waxba ka ogayn waxa ku dhacay gabadha uu awoowga u ahaa.
“Anigu Hodan waan furay waxa saabirin loo gaystayna anigu waxba kamaan ogayn”
Cabdicasiis oo awoow u ah gabadha la dilay ayaa qirtay in mid kamid ah muuqalada lagu soo bandhigay maxkamadda isagana ay udirtay eedaysane hodan oo uu arkay.
“Muuqalka ay isoo dirtay wuxu ahaa midka ay guriga masaxayso,markaan daawadayna Hodan waan kala hadlay hadalada xanafta leh”ayuu yidhi.
Never doubt yourself
14/02/2024
Wadankaaga halagu dhibaateyo
Dhibaato kawayn maleh
14/02/2024
Stay strong as long as you are alive
Self made millionaire💰
14/02/2024
Team🆙
Something nice😝
Soulmate
