intaas ma isla fahanay
Somaliyada Cusub
kusoo dhawaw somaaliyada cusub. pagekan waxa logu talo galay dadka somaliyeed aan qabiilka aminsaneen oo somalinimada la weyntahay.
waa dhasi karna somali qabiil la'aan ah.
Soomaaliya horumar ayay kusocotaa
Madaxweyne xasan sheekh waxow wadaa shaqada loo doortay
Yoowna ku sirin shisheeye kalkaal
codkaaga ku ciil bax.
waacusub
madaxweyne guleyso soo wada qora
18/03/2025
Dowladda Soomaaliya waxaa maanta lagu wareejiyay 2 xabo oo ah diyaaradda aan duuliyaha laheyn ee uu farsameeyo Turkiga ee loo yaqaano Akinci.
Haddaba maxay tahay Akinci?
-Waxay si xiriir ah u duuli kartaa Ilaa 25 saac
-Waxay qaadi kartaa gantaalo culeyskoodu gaarayo ilaa 1,500 oo kiilo
-Waxay halki mar xambaari kartaa ilaa 8 gantaal
-Waxay duuli kartaa masaafo dhan 7,500 oo Kilomitir (Xamar intay ka duusho ayay Cape Town, South Africa soo duqeyn kartaa, kadibna Xamar kusoo laaban kartaa)
-Halkii xaba, qiima ahaan waxaa lagu qiyaasaa inay gaari karti ilaa 8 Milyan oo doolar.
-Dowladda Soomaaliya waxaa u iibisay Dowladda Qatar oo Turkiga uga dalabtay.
-Qiimaha ku kaca hawl-gelinteeda (running cost) waxay aad uga hooseysaa diyaarada dagaalka ee uu duuliyaha wado
-Gantaalada ku rakiban waa Supersonic (Micnaha waa in gantaalka lagu hago laser marka diyaaradda laga rido, si bartilmaameedka loola beegsado)
-Waa diyaarad awood u leh inay burburiso bartilmaameed walba.
dhamaadka alshabab.
soomaaliya nugleey si sir ah u sameyneysa
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
