MIA.xalane

MIA.xalane Dhiiragalin dhalinta

16/10/2026

Adoo Baahan baa Laga tagaa Badarka qaarkii

07/10/2026

Qaliin dhmasho keena Dalkeena maka dhacaa ?

06/10/2026

Arinkaan soomalida dhaxdeeda si caadi ah ayuu uga dhacaa🇸🇴 Villa Somalia

21/09/2026

Qofki uu korsaday ayaa qiyaamay !
Ma qofNaftiisa kugu aaminay sidee u qiyaami kartaa fikirkiina ?


16/08/2026

Hadeey kuu Toostay Taadi Ragg buu waayuhu tooktay

Aamuska Aad Aamusto kolka Dhibaato laguu Geysto waxeey tilmaamtaa xikmad Aamuska Aad Aamusto kolka aad Baahantahay >waxe...
31/05/2026

Aamuska Aad Aamusto kolka Dhibaato laguu Geysto waxeey tilmaamtaa xikmad

Aamuska Aad Aamusto kolka aad Baahantahay >waxeey Tilmaamtaa cizada Naftaada.

Aamuska Aad Aamusto kolka lagugu jees jeesana >waxeey Tilmaamtaa sareyn.

Kann aad aamusantahay xiliga aad careysantahy >waxeey tilmaamtaa inaad nafta ka adagtahay

18/04/2026

Xaasid maliibaano

15/04/2026

Somalida lugahoodi yaryar orod lagu gaari waayay

15/04/2026

Wax ka dhaha ?

01/04/2026

Hadalkiis masaxbaa ?

Adresse

Schweinfurt
97762

Website

Benachrichtigungen

Erfahren Sie als Erste/r von Neuigkeiten und Aktionen: Wir schicken Ihnen eine E-Mail, wenn MIA.xalane etwas veröffentlicht. Ihre E-Mail-Adresse wird für keinen anderen Zweck verwendet, und Sie können sich jederzeit abmelden.

Verknüpfungen

Teilen