binu Ali

binu Ali

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from binu Ali, Public Service, cairo, Cairo.

17/09/2025

Tani waa nuqolkii ka soo baxay boqashadii resulwasaraha xamse iyo booqashadiisii airport Aden adee .
Maxaan ka baran karnaa haddii ishii 1aad ee dalka sidaa ay tahay
Airport tiga waa meelaha laga qiimeeyo dalkasta hanangiisa horumarkisa iyo maamulkisa

12/09/2025

Kani waa xildhiban nastaro ah na wasiiru dowlaha arimaha xuquuqul insanka waxaa jirkiisa ka muuqda waa dhiig .

Sida la sheegayo dhibkan wuxuu kaga yimi sarkal ka tirsan cimada nabasugida ee Nisa
Sidaan ma tahay mid ku haboon in loola dhaqmo xildhiban ama wasiir .
Mase xaqaa in dhiigiisa sidaan loo daadsho.

12/09/2025

Hello everyone sbx wngsn my friend jumca jamil

11/09/2025

Fadhiga askarigaa ingiriiska ah ee Muqdisho joogo. Maxaa loo sheegay ma aniyaa mise layaab ku furan

26/08/2025

Bismillah
Asc sxby hbn wngsn
Caawa waxaa rabaa inaa inaa laba arin kaga hadlo fariinteyda
1 waxaan u jambalaya eynayaa dhamaan ardeyda ku guuleesatay imtixaan ka shahaadiga ah ee dhawan natijadooda helay tan kale
2 . Waxaa fariin la wadaagayaa wasarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare taas oo ah
A. Ardayga baasay haddana wada dhowr maato oo dhacsan kana hooseeya darajada 50 kuna cad natijada
B. Maxay wasaaradu kumicneesay ardaygaasi oona u heli karin fursadaha scholarship ee jamacadaha dibada oona inta ugu badan aqoosaneny shahado mado ka dhacsantahay
Sidey usaameyneesaa ardeyda soomaaliyeed arinkaan ?

05/08/2025

Noloshaada waxay gaadheesaa hal kuu qorshahaagu yahay
Ficilka, fikirka ,dadaalka, hanka, iyo rabitaanka himilada sida ayaa tiir u ah gaadhista yoola nolosha .
Ku hami meel sare Saad u gaadho wax qurux badan

Salaman sxbyl
Page ka follow ha lasaaro

Want your business to be the top-listed Government Service in Cairo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Cairo
Cairo