Xogta dhexe Somali region

Xogta dhexe Somali region

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xogta dhexe Somali region, Government Organization, 0915102700, Addis Ababa.

15/03/2023

ብልፅግና ፓርቲ አስቸኳይ ስብሰባ ጠርቷል ብልፅግና ፓርቲ ሁሉንም የስራ አስፈፃሚ አባላት በነገው እለት ለአስቸኳይ ስብሰባ ጠርቷል። ስብሰባው የሚካሔደው በጠቅላይ ሚኒስትር ፅፈት ቤት ሲሆን ነገ ረፋድ ላይ የሚጀመረውን አስቸኳይ ጉባኤውን የጠሩት ጠቅላይ ሚኒስትሩ ናቸው። shir deg deg bari galab ayuu shegay in uu qabsomi doona raysalwasaraha dalka

22/09/2022

Taliyahii dhanka siyaasada magalada bahir dar ee deegnaka axmarada ayaa maanta si qarsodi ah lagu dilay

Photos from Xafiiska Caafimaadka DDS: SRHB- Somali Regional Health Bureau.'s post 18/09/2022
18/09/2022

ካፋ ዞንን ከሸካ ዞን የሚያገናኝ መንገድ ነው። መንገዱ ተስተካክሎ ቢሰራ እዚህ ያለው የተፈጥሮ ሀብት ብቻ ከፍተኛ ገቢ ለሀገር የሚያስገኝ ነው። waa wadada isku xidha kaffa zone iyo sheka zone wada hadii la hagaajiyo kheyraad badan oo dabiici ah iyo dakhli badan ayaa ka so xaron doona dalka

Photos from Xogta dhexe Somali region's post 26/08/2022

Saynis-yahan NASA ka tirsan oo ka soo jeeda Itoobiya ayaa hindisay mashiin Leysar ah oo suurta galin kara in biyo laga helo dayaxa.

Dr Birhanu, oo ku nool cariga Maraykanka ayaa farsameeyay mashiin aad u yar balse awood badan kaas oo hirgalin kara in la ogaado halka ay biyo kaga jiraan dayaxa.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

Photos from Xogta dhexe Somali region's post 26/08/2022

Duqa Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ayaa soo kormeeray mashaariicda horumarineed ee S.M. 2014-ka t.i laga hirgaliyay magaalada Dhagaxbuur.

Mudane Bashiir Yuusuf, Duqa Maamulka Magaalada Dhagaxbuur oo ay weheliyaan masuuliyiinta Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ayaa kormeeray mashaariicahan oo ay ka mid yihiin guriga Maamulka Magaalada Dhagaxbuur, buundooyinka isku xidhaya xaafadaha magaalada Dhagaxbuur, jidadka dhagaxa goglan, kuwa jayga cad iyo goobaha cagaarinta lagu samaynayo.

Guud ahaan mashaariicdan uu booqday duqa Maamulka Magaalada Dhagaxbuur ayaa isugu jira kuwo dhammaaday iyo kuwo shaqadoodu socoto, lagana fuliyay magaalada Dhagaxbuur.

17/07/2022

ዛሬ በአዲስ አበባ ዮኒቨርስቲ የተመረቀው ልጅ እናቱ እንዴት እንዳስተማረችው ስለሚያውቅ ይህን አድርጓል::
Arin cajiib ah buu so bandhigay oo dalka ku cusub

Photos from Xogta dhexe Somali region's post 17/07/2022

ዛሬ በአዲስ አበባ ዮኒቨርስቲ የተመረቀው ልጅ እናቱ እንዴት እንዳስተማረችው ስለሚያውቅ ይህን አድርጓል::

Photos from Somali Prosperity Party-ብልጽግና's post 06/06/2022
Photos from Xogta dhexe Somali region's post 29/05/2022

Waxaa lasoo gabagabeeyay tababarkii hoggaaminta dhexe iyo unug aas-aasiyada xisbiga barwaaqo ee degmada Xaraarey ee gobolka Nogob.
Sidoo kale, waxaa lasoo gabagabeeyay guud ahaan tababarkii ka socday degmooyinka gobolka.

03/05/2022

Wxaa deegaanka ka jira shuban kaas oo ay sababen biyaha cusub madaamo xolo bakhti ah oo badan jiraa
Marka waxa dhaman loga digayaa dadka biyaha bilaa kaloriin leh inay is ticmaala sida madaxa xafiisedyo caafimadku nosheegen iyo xafiiska caafimadka ee deegaanka somalida oo ugu horeyo wisiirka xafiiska xafiiska caafimadka

Photos from Xogta dhexe Somali region's post 10/04/2022

Masuuliyiinta Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS, ayaa kormeer kusameeyay Mashaariicda kaladuwan ee kasocota Maamulka Magaalada Godey.

Kormeerkan oo qayb ka ah qiimaynta Rubuca saddexaad ee Maamul Magaalooyinka oo doorkan lagu qabanayo xarumaha Magaalooyinka, ayaa loogu kuurgalay xaalada ay ku kusuganyihiin Mashaariicda ay fulinayaan Maamulka Magaalada iyo Xafiisyada heer deegaan.

Waftiga kormeerka iyo qiimaynta Maamul Magaalooyinka ee kasocda xafiiska, ayaa waxaa hogaaminaya wasiir kuxigeenka Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha DDS mudane Dayib Muxumed Jaamac, waxaana kuwehelinaya Lataliyaha xafiiska Mudane Axmed Shukri iyo Dhamaan agaasimeyaasha waaxaha kaladuwan ee xafiiska, kuwaas oo inta ay ku gudajiraan hawlaha kormeerka, dabagalka iyo qiimaynta maamul Magaalooyinka, si qoto-dheer ugu kuurgalidoona geedisocodka Mashaariicda, nidaamka adeegbixinta Magaalooyinka iyo guud ahaan qaabshaqeedka Xafiisyada Maamul Magaalooyinka.

Want your business to be the top-listed Government Service in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

0915102700
Addis Ababa
121212