08/02/2026
Dugsiga h/dhexe ee sayid cali ee m/m/dh/buur
As
08/02/2026
08/02/2026
waxaa maalintii shalay ahayd noo qabsoontay xaflada lagu abaalmarinayay ardayda kaalmaha gashay teeramka iyo barayaashii hormuudka ahaa sidoo kale
sudoo kale wuxuu dugsigu abaalmariyay waalidiintii sida fiican ulashaqaysay teeramka 1aad iyo ardaydii akhlaaqda iyo anshaxa wanaagsanay
sidaa darteed dhiirigalinta ardaydu waxay qayb katahay kor uqaadida tayada ardayga
05/07/2025
Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali qaxaa manta kaqabsoomay xafladada xidhitaanka ee sanad dugsiyeedka 2017EC taasoo lagu abaalmarinayay ardadii kaalmaha gashay iyo barayaashii hormuudka ahaa
04/07/2025
Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali waxaa dhici doonta xaflada xidhitaanka dugsiga
Taas oo ardayda kaalmaha galay lagu
Gudoonsiin doono abaalmarino
Sidaa darteed waxaan idin lasocodsiinaynaa in cidwalba oo ay khusayso inay kasoo qaybgalaan maalinta bari ee sabtida
26/05/2025
Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali ee m/m/dhagaxbur waxaa kaqabsoomay xaflada sagootinta ardayda fasalka 6aad oo sugaya imtixaanka shahaadiga xafladaas oo kusoo dhamaatay jawi wanaagsan
Waxay masuuliyiinta dugsiga iyo macalimiinta kugoodoonsiiyeen hadiyado
Sidaa darteed ardayda waxaan urajaynaynaa inay imtixaanka kuguulaystaan insha allh
26/06/2023
Dugsiga hoose dhexe ee sayid cali ee m/m/dh/buur ardada fasalka 8aad oo ufadhiisatay imtixaanka modelka saaka oo isniina
12/05/2023
Mataanaynta dugsiyadu waxay kor uqaadaa tayada ardayda ee dhanka waxbarashada is dhexgalka khibrad wadaaga iyo sidookale inay ardaydu noqdaan kuwo fikrado iswaydaarsada iyasa oo taa laga duulayo waxaan mataanaynay dugsiya
Dugsiga sayid cali iyo dugsiga garaad makhtaldaahir kaas oo sameeynaya talaabooyin kor loogu qaadayo kor uqaadista tayda waxbarasho iyo sidookale laxisaabtanka ardayga
23/01/2023
Waxaa maantay si habsamiya noogu biaabmay imtixaanka Teeramka 1aad ee sanad dugsiyeedka 2015e.c ee dugsiga sayid cali ee m/m/dh/bour
Wa
Click here to claim your Sponsored Listing.
