Huruse

Huruse

Share

{ استغفرالله العظيم واتوب اليه ولاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم } Huruuse Axmad Cawil dhidiimbe

10/05/2026

Dastuurka Puntland ninka sameeyay wakan farole

11/02/2026

🤣

11/02/2026
10/02/2026

Suuruhii hablaha MJ-da oo aan biyo ismarin 😂

09/02/2026

Abtirsiga Harti

Dhulba-hante 37 buu ugu tagaa Awoowe daarood
Warsangali 36 buu ugu tagaa awoowe daarood

Mohamed harti?
Ahmed harti ?
Liibaan harti ?
Geesa-guule ?

Soo sheega ayagana intay tirsadaan

11/07/2025

War armay-ba khaatumo noqotaa illaahay-ba sabab uga soo dhigaa meelaha soomaali lagu uruurin doono Ee dabka halkaa laga shidaa soomalinimada lagu goobi doonaa

War armay dad gobalo kale ka socda is biirsadaan

Rajadii MW, H**e, Cali khaliif galaydh AUN

09/07/2025

Majeerteen yar yar-ku maamulka cadaalada iyo sinaanta ee SSC-Khatumo wax ha la dhisteen warku waa cadyahaye

22/06/2025

Waa boqol yuhuuduye
Rag baa biirinaaayoo
Baarka u fidhaayee
Barqo laguma gaadheen

08/12/2024

Adigoon awood haysan iyo aarmi iyo saanad
Aar lama uleeyiyo libaax ayda jiifsadye

SSC-Khatumo

29/08/2022

Hees Hooyo mcn❤💋

Miyaan Gama.A Hawaystaa Habayn kii la aantaa
Oo Aan Horay Useexdaa
Hadii Aadan ila Hadal Hooyo Aadan Igu Oran
Hurdo miyay iqabataa

Hadii aad Hooyo Jeceshahay
Sheerta io Followga

Want your business to be the top-listed Government Service in Addis Ababa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address

Addis Ababa