Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri

Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri, Government Official, Iimey barri/xafiska waxbarashada, .

Photos from Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri's post 23/05/2026

halkan waadugsiga hoose dhex ee sayid maxamed cabdile.xassan ee dagmada IMAYBARI gobalka shabeele kaas ooy kasocoto shqo fiican oo iskuulka bilicdiisa wax lagaga qaban hayo waan dugsiga ay kasoobaxeey dhaman hogaaminta dagmada IMAYBARI oo oogu horeeyo gudoomiye dagmada madaxa waxbarashada dagmada hogaaminta qaybaheeda kaladuwan iyo dhamaan shaqaalaha dagmada IMAYBARI kaas oo udub dhaxaad u aha bulshada dagmada waxaana sanad walba kasoobaxa boqolaal arday ah oo ugudubta dugsiyada sarewaxa uuna uqalmaa Intan iyo inkabadanba

15/05/2026

Shaacinta ciwaanka ay ardayda fasalka 12aad ee sanad-dugsiyeedka 2018 E.C ku gali doonaan tababarka imtixaanka Qaran.

Dhammaan ardayda imtixaanka ku galaysa nidaamka waxay tababarka qaadan karaan iyagoo;
• USER Name ahaan u isticmaalaya lambarka Admission-ka ee ku qoran kaarka galintaanka imtixaanka
• Password-kana ku gelinaya: 1234

Tababarka waxaa lagu samayn karaa:
• Desktop computer
• Laptop
• Tablet
• Mobile phone
• Ama qalab kasta oo internet leh

Tababarku wuxuu bilaabanayaa 07 Ginbot, 2018 E.C, saacadda marka ay tahay 9:00am (3-da subaxnimo), wuxuuna socon doonaa illaa maalinta imtixaanka.

Ardaydu waxay ka heli karaan kaarka Admission-ka dugsiyadooda, waxaana si joogto ah loo soo gudbin doonaa imtixaano kala duwan oo lagu tababarto.

Macallimiinta, maamulka dugsiyada iyo waalidiinta waxaa laga codsanayaa inay ardayda siiyaan taageerada lagama maarmaanka u ah, si ay ugu diyaar garoobaan imtixaanka.

“Aynu si wadajir ah uga hortagno qishka iyo xatooyada imtixaanka.”

Adeegga Qiimaynta iyo Imtixaanaadka Waxbarashada

Addis Ababa – Itoobiya

25/04/2026
Photos from Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri's post 30/01/2026
Photos from Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri's post 30/01/2026

jamce 22/05/2018.e.c dagmada IMAY BARI waxaan maanta oo jamca ah sinabad ah noogusoogabo.gaboobay imtaxaanka teeranka koobaad ee sanad dugsiyeedka 2018-ka e.c kaas oo mudo 5 maalin ah sitoos ah oogasocday dhamaan dugsiyada dagmada

Photos from Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri's post 26/01/2026

waxaa maanta oo isniin ah tarikhduna tahay 18/05/2018
dagmada IMAYBARI sirasmi oogabilowda imtaxaanka teeranka koobaad ee sanad dugsiyeedka 2018-ka e.c

20/01/2026

ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis dhamaan kormerayaasha maamulayaasha iyo macalimiinta galastarada dagmada IMAYBARI waxaan ogaysiinhaynaa in maalinta isniin ah oo tariikhdu tahay 18/05/2018,e c. uu sirasmi ubilaamidoo imtaxaanka teeranka koobaad ee sanad dugsiyeedka 2018 hadaba waa in si adga loogudiyaar garoobo insha Allah

Want your business to be the top-listed Government Service?

Telephone

Website