Abwaan iyo heestiisa “Wayeel Yahow Cidkale U Dhaaf”, oo uu Abwaanku si toos ah ugula hadlayo Madaxweynaha dalka Djibouti, Cumar Geele, iyadoo xambaarsan fariin talo, waano iyo toosin ah.
Barbaarta
Wa Shabakada baraha bulshada #Barbaarta Dulmi diid, waxad ka heli kartiin gobtaan baraha Barbaarta wararki u dambeyey ee dalkeena Ehiopia.
07/04/2026
Fadlan mid ka mid ah logo-yadan...
Abdinasir Okiye, wa geesi nafti h**e ah oo muddo badan dhawac ahaan jiray, oo markale kaso muqdo jiidaha nin nafti h**e ah mooye nin kali lagu arkin. Nolada geesiyada Hilac, Babaco.
180 qoryo diiradle (sniffers) ugu badan yihin, waxa furtay geesiyada DDS. Sido kale muxabiis Ugugumo ah oo dagaalki saka (11/06/2024), Xoori, Dhuunyar way jiran.
21/04/2024
Geesiyada jiida h**e ku sugaani iyo dagaalki Danakila
Waxa ku geeriyoday dagaalki shalay ninkan ama sawirkan aad arkaysan oo ahaa koroneelki hogaminayey cidanki liyu police ka Danakila ee xasuqa ka geystay Gaba-ciise. Djibouti ayey tacsi ugu dhiigeen iyo baroor Canfarweyn ah.
Magacisa ha weydiyo Hagar iyo AliOmar.
Runtu ha iftoo, wiilka yar Mustafe Mohamed Ibrahim, Ibrahim Osman (Qambarka) iyo Idriss Jibril (Idris Walane), taag, Tayo, iyo Talo midna laga waga. Nin aan ceel, caws iyo xita 100 wiil oo gashaan qaad kugu darsan sidu wax kugu qaybin Ciisow? Wa 100% dicif iyo ilduuf dhinaca (Ceeleye, Hawleqade, Holee, Horone, Waqron) ah.
Dadka ugu aqli lido aduunkan, wa kuwa amiinsan "anaka dhulka dheeftisa nodaya, inikuna dhibtisa lahada dhimasho iyo dhawac ba"
Bulsho waxay gun noqotay wa markay dad aan ka naxeyn ay taladoda ku amiinan.
Ninka abihi kuso koriyey canjeero Xabashi 60 jirtay, kuris geel haddi aad sisid miyu ku hambyen kara mise u kalasi jeesan?
bulshada degeen dalka
Waxgaradka Soomaaliyeed ee kasoo kala jeeda , (Selel) iyo gobolka ( ) ayaa shir uga furmi doonaa dalka Baljiga (Belgium)-Antwerp, waxaana looga hadli doonaa isbadalada siyaasadeed ee hadda kajira .
: Muizenstraat 1, 2060
:
24/02/2024, sacadu 14h00.
Wixii faahfaahin dheeri ah kala soo xidhiidh halkan:
Tel:+32485601446, E :[email protected].
Xigasho: Xogta Geeska - Somalida
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Addis Ababa
WADKIIINAILEY
