Xafiska mamulka Degmada Dollo bay

Call Contact the organization

Xafiska mamulka Degmada Dollo bay Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiska mamulka Degmada Dollo bay, Government Official, Dolo Bay, Bale.

25/09/2026

TARTANKA KOOXAHA KUBADDA CAGTA EE HEERKA KOWAAD โ€“ DOLLO BAY

Maanta oo ay taariikhdu tahay 1/14/2019, waxaa si rasmi ah uga furmay Stadium-ka Degmada Dollo Bay tartanka kooxaha kubadda cagta ee Heerka Koowaad ee Degmada Dollo Bay.

Tartankan waxaa ka qaybgalaya 10 kooxood, kuwaas oo ku tartami doona ciyaaro xiiso leh, iyadoo ujeeddadu tahay horumarinta ciyaaraha, kobcinta kartida dhalinyarada iyo xoojinta midnimada bulshada degmada.

Waxaa si gaar ah loogu mahadcelinayaa Abdisalan Husein Abdile, oo ka mid ah qurba-joogta u dhalatay Degmada Dollo Bay, kaas oo door muhiim ah ka qaatay maalgelinta iyo taageerada tartankan.

Taageerada noocan oo kale ah waxay dhiirrigelin weyn u tahay dhalinyarada degmada, waxayna qayb ka qaadanaysaa horumarinta ciyaaraha iyo abuurista fursado ay dhalinyaradu ku muujiyaan kartidooda.

Waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta tartankan, waxaana kooxaha ka qaybgalaya u rajaynaynaa guul iyo tartan wanaagsan.Dollo Bay โ€“ Horumarinta Ciyaaraha iyo Dhalinyarada.

Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;๐Ÿ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay

TARTANKA KOOXAHA KUBADDA CAGTA EE HEERKA KOWAAD โ€“ DOLLO BAYMaanta oo ay taariikhdu tahay 1/14/2019, waxaa si rasmi ah ug...

  Waxaa. Maanta Kulan Xog iswaraysi Dhanka Xuduuda Nabadgalyada La yeelanay saraakiisha ciidanka qaranka ,Saraakiisa Cii...
24/09/2026

Waxaa. Maanta Kulan Xog iswaraysi Dhanka Xuduuda Nabadgalyada La yeelanay saraakiisha ciidanka qaranka ,Saraakiisa Ciidanka Policeka ,Saraakiisha maleeshiyada ,& maamulada D,bay Barey, & God-God & maamulada Aato Yeed washaaqo & Boholgaras Ee Maamul goboleedyada Gado & Konfur galbed

Shirkan oo wakhtiila ah ayaa waxaan ku Gorfaynaa Xasiloonida & adkaynta Dariswanaaga Wuxuuna noogu soo Gabagaboobay Nabad & is afgarad

Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;๐Ÿ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay

Mahadsanidin

17/09/2026

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐ข๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐—๐ข๐Ÿ๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐ซ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š.

Waxaa si heer sare ah uga dhacday degmada Dollo Bay ee Gobolka Afdheer munaasabad lagu maamuusayay qalin-jabinta dufcaddii labaad ee ardayda ka qalin-jabisay xifdinta Qurโ€™aanka Kariimka iyo Tarbiyada Islaamka, kuwaas oo waxbarashadooda ku soo qaatay Markazka Daarul Qurโ€™aan, faraca degmada Dollo Bay.

Munaasabadda ayaa waxaa ku qalin-jabiyey 21 arday, kuwaas oo soo dhammeystay marxalad muhiim ah oo ka mid ah barashada iyo xifdinta Kitaabka Alle iyo barashada culuumta iyo tarbiyada Islaamka.

Xafladda qalin-jabinta waxaa kasoo qayb galay maamulka degmada iyo maamulka gobolka, culimo-u-diin, waalidiinta ardayda, hooyooyin, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Ka soo qayb-galka bulshada ayaa muujinayay sida ay bulshada Dollo Bay muhiimad gaar ah u siiso barashada Qurโ€™aanka Kariimka, tarbiyada wanaagsan iyo kobcinta jiilka soo koraya.

Munaasabadda ayaa ahayd mid ay ka muuqatay farxad, sharaf iyo dhiirrigelin, iyadoo loo hambalyeeyay ardayda qalin-jabisay, waalidiintooda, macallimiintooda iyo maamulka Markazka Daarul Qurโ€™aan, dadaalka ay geliyeen barbaarinta iyo waxbaridda jiilka.

Ugu dambayn, waxaa Alle looga baryayaa ardayda qalin-jabisay inuu Qurโ€™aanka Kariimka uga dhigo nuur, hanuun iyo xigmad, cilmigooda iyo aqoontoodana uga dhigo mid ay naftooda, qoyskooda iyo bulshadoodaba ugu adeegaan. Sidoo kale, waxaa bogaadin iyo mahadnaq mudan dhammaan cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta iyo guusha munaasabaddan qiimaha badan.

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;๐Ÿ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐ข๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐—๐ข๐Ÿ๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐ซ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š.Waxaa si heer s...
17/09/2026

๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ข๐ง-๐ฃ๐ข๐›๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐—๐ข๐Ÿ๐๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ฎ๐ซ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ฆ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐š๐ซ๐›๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ฅ๐š๐š๐ฆ๐ค๐š.

Waxaa si heer sare ah uga dhacday degmada Dollo Bay ee Gobolka Afdheer munaasabad lagu maamuusayay qalin-jabinta dufcaddii labaad ee ardayda ka qalin-jabisay xifdinta Qurโ€™aanka Kariimka iyo Tarbiyada Islaamka, kuwaas oo waxbarashadooda ku soo qaatay Markazka Daarul Qurโ€™aan, faraca degmada Dollo Bay.

Munaasabadda ayaa waxaa ku qalin-jabiyey 21 arday, kuwaas oo soo dhammeystay marxalad muhiim ah oo ka mid ah barashada iyo xifdinta Kitaabka Alle iyo barashada culuumta iyo tarbiyada Islaamka.

Xafladda qalin-jabinta waxaa kasoo qayb galay maamulka degmada iyo maamulka gobolka, culimo-u-diin, waalidiinta ardayda, hooyooyin, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada. Ka soo qayb-galka bulshada ayaa muujinayay sida ay bulshada Dollo Bay muhiimad gaar ah u siiso barashada Qurโ€™aanka Kariimka, tarbiyada wanaagsan iyo kobcinta jiilka soo koraya.

Munaasabadda ayaa ahayd mid ay ka muuqatay farxad, sharaf iyo dhiirrigelin, iyadoo loo hambalyeeyay ardayda qalin-jabisay, waalidiintooda, macallimiintooda iyo maamulka Markazka Daarul Qurโ€™aan, dadaalka ay geliyeen barbaarinta iyo waxbaridda jiilka.

Ugu dambayn, waxaa Alle looga baryayaa ardayda qalin-jabisay inuu Qurโ€™aanka Kariimka uga dhigo nuur, hanuun iyo xigmad, cilmigooda iyo aqoontoodana uga dhigo mid ay naftooda, qoyskooda iyo bulshadoodaba ugu adeegaan. Sidoo kale, waxaa bogaadin iyo mahadnaq mudan dhammaan cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta iyo guusha munaasabaddan qiimaha badan.

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;๐Ÿ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay

Waxaan Kormer iyo taakulayn kusamaynay degmada Dolow Baay gobalka afdheer  Kormeerkan oo aan ku eegaynay shaqoyinka1. Da...
13/09/2026

Waxaan Kormer iyo taakulayn kusamaynay degmada Dolow Baay gobalka afdheer

Kormeerkan oo aan ku eegaynay shaqoyinka
1. Dakhliga iyo dardargalintiisa

2. Abaabulka waxbarashada iyo diwaangalinta ardagay sanadka 2019

3.dhamaystirka hawlaha tabarucaada ee bilaha xagaga ( dhismaha iyo dhayactirka guryaha danyarta,

dhir berista, olalha nadafada, takulaynta dadka danyarta ah, dhiig shubista, jiilka waxbrashad iyo wacyigalinta bulsha qaybaheda kaladuwan iyo mashaariicda kale ee dhismaha schoolka barbarinta caruurta.

3. Ilaalinta iyo Adkaynta hawlaha nabadgalayada
5.Dardargalinta shaqoyinka initiativyada xisbiga sida qadashada kaarka aqoonsiga qaranka ( national ID)

4. Dardargalinta adeegbixinta guud ee dagmada sida xarumaha caafimaadka

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;๐Ÿ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay

Sannad Wanaagsan ,แˆ˜แˆแŠซแˆ แŠ แ‹ฒแˆต แ‹“แˆ˜แ‰ต . Happy New Year = 2019Ilahay sanad khayr qaba Hanooga dhigoguud ahaan bulshawaynta kunoo...
11/09/2026

Sannad Wanaagsan ,
แˆ˜แˆแŠซแˆ แŠ แ‹ฒแˆต แ‹“แˆ˜แ‰ต .
Happy New Year = 2019

Ilahay sanad khayr qaba Hanooga dhigo
guud ahaan bulshawaynta kunool ethiopia gaar ahaan deegaanka soomalida waxaan leeyahay nabada allaha ha inoo siyaadiyo

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;๐Ÿ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay

Waxaa manta oo ay tarikhda tahay 2 baquame  noo qabsoomay Shirkii Nabadgelyada Degmooyinka Xuduudaha dolow ado ,dolow ba...
07/09/2026

Waxaa manta oo ay tarikhda tahay 2 baquame noo qabsoomay Shirkii Nabadgelyada Degmooyinka Xuduudaha dolow ado ,dolow bay iyo dolow somali

Shirka Nabadgelyada Degmooyinka Xuduudaha
Waxaa looga hadlay xoojinta nabadgelyada, wada shaqeynta degmooyinka xuduudaha ah ee Doolow Ado, Doolow Bay iyo Doolow Soomaali.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo adkeyn lahaa amniga iyo nabadgelyada, loona xoojin lahaa wada shaqeynta hayโ€™adaha amniga iyo la socodka dhaqaqa cadowga loona ilaalin lahaa nabadda iyo xasilloonida ka jirta deegaannada

xuduudaha. Sidoo kale, waxaa la isku raacay in si wadajir ah looga shaqeeyo ka hortagga khilaafaadka iyo wax kasta oo dhaawici kara nabadgelyada

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;๐Ÿ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay

6/12/2018 T,e DEG DOLO BAY waxaa kormeer iyo taakuleyn noogu yimid team kasocday xafiiska xisbiga D, D, S.waxayna booqde...
12/08/2026

6/12/2018 T,e DEG DOLO BAY

waxaa kormeer iyo taakuleyn noogu yimid team kasocday xafiiska xisbiga D, D, S.waxayna booqdeen guud ahaan adeegyada sida dhismaha xafiilka maamulka cusub
Fiel systamka xisbiga

Guri loo dhisayey qoys danyar ah Xafiiska garabka dhalinyarada Xafiiska qabaleega 01 Sidoo kale waxay booqdeen beeraha siloo ogaado xalada waxsoosaarka Waxaana kormeerka kuwehlinayay madaxa xarunta dhehe gobalaka afdheer iyo maamulka degamada

*Ku Xidhnaw Boggaga Rasmiga ee Xafiiska Mamulka Deg dollo bay ku Lee yahay Baraha Bulshada Riix Link-gan hoose;๐Ÿ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100068991940828&mibextid=ZbWKwXafiska_mamulka_Degmada_Dollo_bay

Address

Dolo Bay
Bale

Telephone

+251915689939

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiska mamulka Degmada Dollo bay posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Xafiska mamulka Degmada Dollo bay:

Shortcuts

Share