06/02/2026
Guriga Magaalada Ceel Jaale looga dhisay Madaxweyne h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo
Villa Mahadsanid Madaxweyne ayaa loogu magac daray.
📺
06/02/2026
Guriga Magaalada Ceel Jaale looga dhisay Madaxweyne h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo
Villa Mahadsanid Madaxweyne ayaa loogu magac daray.
20/12/2025
WAR SAXAAFADEEDKA SHIRKA AAYO KATASHIGA SOOMAALIYEED
11/11/2025
Khadar Nani oo ku guuleystay Abaal-marinta Best Player of the Tournement.
05/11/2025
DEG DEG:
Jakob Frey ayaa ku guulaystay Duqa Magaalada Minneapolis
21/09/2025
WAR DEG DEG AH
Dowlada Canada 🇨🇦 ayaa aqoonsatay Falastiin 🇵🇸
15/09/2025
Natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad ee dalka Ethiopia ayaa la shaaciyay, waxaan ka fiirsan kartaa dhibcahaaga linkiga hoose
https://result.eaes.et/?fbclid=IwZXh0bgNhZW0CMTEAAR4xdCspvbjdJu1E295YwPCPVTABVhWNiyG66Lx2VBb2ysXOA_OLu9SqchZtfw_aem_CEq8D3w3rfXHVo2oHsWlfw
12/09/2025
Arin foolxun oo ka dhacday Degmada Garbo ee Gobolka Nogob
Ninkan dhalinyarada ah oo geel la jooga ayay 6 nin isugu tageen, waxayna u dileen si arxan daro ah. Sida sawirada ka muuqata wiilka waxaa ku yaalo dhaawacyo madaxa ah oo halis ah iyo jabniin gacanta ah. Nimankan falka gaystay ayaa ilaa hada la garanaynin sababta ay u dileen wiilka.
Arinka layaabka leh ayaa ah in ilaa hada oo isbuuc ka soo wareegtay dhacdadani aan cidna loo soo qabanin iyadoo dadkii falka gaystay ay joogaan. Wuxuu gaabis ka jiraa dhinaca Maamulka Gobolka Nogob iyo kan Degmada Garbo. Wiilka iyo ehelkiisa ayaan ilaa hada cadaalad helin.
Voss Tv
Madaxtooyada DDS
fans
Highlight
Xafiiska Nabadgalyada DDS/ SRS Security Bureau
Xafiiska Cadaaladda ee DDS
31/08/2025
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay si rasmi ah u aqoonsatay Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, isla markaana uu yahay xubin kamid ah Maamul Goboleedyada ka jira dalka.
30/08/2025
DEG DEG: C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye ayaa ku guuleystay Madaxweynaha 5 sanno ee soo socota ee Maamulka Waqooyi Bari. Waxaa u tanaasulay Musharaxii wareega labaad u gudbay C/risaaq Khaliif Axmed.
Waxaa sidoo kale la rajaynayaa inuu Madaxweyne kuxigeenka qaadan doono C/rashiid Yuusuf Jibriil Abwaan oo madaxweynaha la doortay ku dhinac ah
23/08/2025
Doorashada shir gudoonka golaha wakiilada Dowlada Waqooyi Bari ayaa maanta Laascaanood ka dhacday, waxaa si rasmi loogu doortay xubnahan
1. Dr. Adan Cabdulaahi Aw Xasan — Hawiye, Habargidir, Fiqi Shini
2. Amran Axmed Xasan — Warsangeli, Dubays
3. Cabdiqaadir Jaamac Warsame — Madhibaan
13/08/2025
Xubnaha Cusub ee la magacaabay
1. Hantidhowrka Guud: Mudane Maxamuud Yuusuf Macallin (Gobolka Doolo)
2. Madaxa Xafiiska Dakhliga: Mudane Muxyadiin Cabdi Faarax (Gobolka Jarar)
3. Kuxigeenka Xafiiska Maaliyadda: Mudane Cabdiraxmaan Salaad (Qobolka Qoraxay)
4. Kuxigeenka Xafiiska Maaliyadda: Mudane Maxamed Cabdi Baarax (Gobolka Nogob)
30/07/2025
War deg deg ah
Shirwaynihii maamul dhiska Gobolada SSC-Khaatumo iyo Maakhir oo caawa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Laascaanood ayaa lagu dhisay Maamul Goboleed rasmi ah oo ay ku midoobeen labadaas Gobol. Magaca Maamul Goboleedka cusub ayaa loo bixiyay Waqooyi Bari Soomaaliya, calanka cusub ayaa isna noqday midkan hoos ka muuqda, waxaa sidoo kale goobta lagu ansixyay dastuurka iyo astaanta Dowlad Goboleedka cusub.
Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ayaa yeelan doona 83 xildhibaan, Madaxweyne iyo ku xigeen, Gudoomiye baarlamaan iyo kuxigeeno, mudadooda xil hayntu ay tahay 5 sanadood. Sidoo kale waxaa la ansixiyay caasimada DG Waqooyi Bari Soomaaliya oo noqonaysa Laascaanood iyo caasimada labaad oo noqonaysa Laasqoray.
Somali News TV