Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu

Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu, Jijiga.

Photos from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu's post 26/04/2023

reer guraga fog
:- iyo masuulka xafiska caafimaadka degmada gablalu iyo xirfadlayasha fidinta caafimaadka oo Ku guudo jiro guudashada Wajibaadkoga shaqo
Qoore:- Mohammed cameraman

26/04/2023
Photos from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu's post 26/04/2023

Ku saabsan nidaamka xaqijinta iyo cadaynta nadafaada fayo-dhawr CLTSH ee mashruuca WASH one PROGRAM aya ka qabsoomey degmada gablalu iyaado bulshada qaybaheega kala duwaan laga wacyigalinayeey nadaafada iyo faya dhawra doorka ay buulshadu Ku leedahay
Ugu danbaynti waxa tabaabarka so xidhey madaxa xafiska caafimaadka degmada gablalu mundane;- Ahmed moumin qayad oo dhaankiisa bulshada kula daardarmey iney nadaafada iyo faya dhawrka ka shaqeeyan si bulsho iyo deegan cafimaad qabo lo heelo
Qoore;- maxamed dahir ali

Photos from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu's post 26/04/2023

bulshada dhinaca xanuun dilaaca oo u garab socdo talaallalka cudurka jadeecada aya wali si habsaami leeh uga socdo guud ahan degmada gablalu
FB:- mudaada an joogno buulshadeena rafadsaan waxa inaga go,an inan u adeegno o an kaga tagno wax muuqdo oo ituus oo I taabsi ah

Photos from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu's post 26/04/2023

cafiimaadka si kor logu qaado xafiiska caafimaadka waxa ka mid ah qoorshaha u yaalo in uu joog-teeyo dabagaalka takuulaynta iyo tageerida rugaha/xaruumaha caafiimadka si bulshadu adeeg cafimaad u hesho

Photos from Gablalu wareda prosperity party's post 26/04/2023
Photos from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu's post 06/09/2022
Photos from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu's post 06/09/2022

ka dulayno qorshahaa xafiiska caafimaadka deg/Gablalu waxan Saka oo ay tarikhdu tahay 30/12/2014 ino qabsomey taglaalki jogtada aha oo lagu taglaalayey caruurta 1 sano ka yar
# caruurtu waxay xaaq u leeyihin iney helaan taglaal tayo leh

Based on the plans of the Gablalu health office, this morning on 30/12/2014, we had a routine vaccination for children under 1 year old. # Children have the right to receive quality vaccines

Photos from Gablalu woreda health office xafiiska cafiimadka ee degmada gablalu's post 01/05/2022

wanagsan waxan guud ahaan ummada islaamka ah, shacaabka somaaliyeed iyo bulsho waynta deeganka ugu hambalyaynayna munaasabadda ciidul-fidrigga Mubarak kulum caam wa antul bilkhayr

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Jijiga