Barkulan Media

Barkulan Media

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Barkulan Media, Barkulan, Jijiga.

03/01/2026
06/04/2025

Booyad biyo ah oo nooca ganacsiga ah ayay soo kiraysteen si ay u damiyaan gurigooda oo gubanaya, waa Magaalada Jigjiga, Degmada Karamardha, qabalaha 14aad.! Cawil khayr qaba eebbe hasiiyo qoyskaas.

Masiibadda dabka oo dabiici ah marka laga yimaado, la tacaalidda masiibadda iyo dadaalka khasaaraha lagu yaraynayo waa masuuliyad dawladeed gaar ahaan waa waajibaad saaran Maamulka Jigjiga, waa dayac iyo gaabis masuuliyadeed oo dushooda ahaaday, waa dhacdo istaahisha in laga yeesho isla xisaabtan iyo qiimayn iyo talaabadda ugu dambaysa oo ah inay natiijo hesho masuuliyad-daradaasi, Adeegbixintii maamulku waxay ku gudhay dakhli urursi, waa nasiib-darro inteeda leeg midanni.

WQ:- Ridwan Girgire.

06/04/2025

Kim Jong Ung gabadhiisa ayaa muddo dheer kadib kasoo muuqatay shaashadaha iyadoo umuuqata in ay weynaatay.

Kim Jong Un digreeto madaxwayne ayuu ku mamnuucay in magaca gabadhiisa qof kale loo bixiyo, gabdhihii horay ula baxay magacana waxaa la amray inay badalaan oo ay magacyo cusub la baxaan.

Gabadhan oo la yiraahdo Kim Ju Ae ayaa loo badinayaa in Aabbaheed uu u diyaarinayo inay xilka kala wareegto.

06/04/2025

100M Followers.

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Barkulan
Jijiga
BARKULAN