Visit Somali region

Visit Somali region

Share

Come and enjoy in Somali region

Photos from Visit Somali region's post 01/11/2025

ah ee Darbiga – Dhaxal Taariikheed oo Qarsoon!

Masaajidka Qadiimiga ah ee Darbiga wuxuu ku yaal gobolka Fafan, degmada Tuuli-guuleed ama hada degmada cusub ee daarimi qiyaastii 32 km ayuu dhinaca woqooyi ka xiga magaalada Jigjiga.

Waxaa la rumeysan yahay in masaajidkan ay dhiseen boqortooyadii Harla sannadkii 1315 G.C., taas oo ka dhigan in uu dhisanyahay in ka badan 700 sano ka hor. Boqortooyada Harla waxay ahayd ilbaxnimo caan ka ahayd Geeska Afrika,gaar ahaan dhulka Soomaalida, waxaana lagu yaqaanay dhismayaal waaweyn, ganacsi, iyo diinta Islaamka oo si weyn u faaftay xilligoodii.

Dhismaha masaajidka waxaa laga sameeyay dhagaxyo si qurux badan loo dhigay iyo dhoobo adag, taas oo muujinaysa xirfad iyo aqoon dhismeed oo heer sare ah. Inkastoo wakhti badan ka soo wareegay, haddana darbiyadiisii iyo qaabkii asalka ahaa wali way taagan yihiin!

Masaajidka Darbiga wuxuu ka mid yahay meelaha u baahan ilaalinta iyo dib-u-dayactirka ataarta qadiimiga, si jiilasha mustaqbalka ay u arkaan astaantan qaaliga ah oo ka tarjumaysa xidhiidhka fog ee u dhexeeya diinta Islaamka iyo ilbaxnimada qarniyadii h**e.

Goobta masaajidka waxaa ku hareeraysan deegaan dabiici ah oo deggan, leh dhir, buuro yaryar iyo degaan wax-soo-saarka beeraha ku haboon,ku habboon in lagu nasto, sawirro lagu galo, ama lagu dareemo xasilloonida diinta iyo taariikhda isku sidkan.

Masaajidka Darbigu waa dhaxal diimeed iyo taariikh ay mudan tahay in la ilaaliyo iyadoo xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska ee DDS uu wado dadaalo lagu horumarinayo dayactirka iyo kor u qaadida wacyigelinta bulshada iyo suuqgaynta dalxiiska.Waana meel qof kasta oo jecel dalxiiska,dhaqanka iyo taariikhda Islaamka uu u baahan yahay inuu booqdo arkana nolasha degaanka bilicda san iyo taariikhda facawayn.

, oo sawiro ku gal, barana taariikhda, oo la wadaag saaxiibbadaada safarka dalxiiska iyo dabiiciga jecel!

10/10/2025



ከከበሩ ድንጋዮች እስከ ተፈጥሮ ጋዝ፣ ዓመቱን ሙሉ ከሚፈሱ ፋፏቴዎች በክልሉ ብቻ እስከሚገኙ እንስሳትና አእዋፋት ፣ የተፈጥሮና ሰው ሰራሽ ታሪካዊ የመስህብ ሥፍራዎችን የታደለ ውብ መልከዓ ምድር…

ከአራቢ የተፈጥሮ ፍል ውሃ እስከ የደርቢጋ ጥንታዊ መስጊድ፣ ከሰይድ መሀመድ አብደላ ሀሰን የዳርበላዮ ቤተመንግስት እስከ ቀዳማዊ ዓጼ ኃይለስላሴ ቤተመንግስት፣ ከአንድ ሺህ አመት በላይ እድሜን ያስቆጠሩ ህንጻና የመስጊድ ቅሪት አለቶች መገኛ ከሆነው የደርቢ በላንበል ጥንታዊ የሥነ-ህንጻ ቅርሶች እስከ አሊቃብልና ወንባርካ ዋሻዎች ድረስ…

ውብ ታሪካዊና የተፈጥሮ ፀጋዎች ሞልተው የተትረፈረፉበት የሶማሌ ክልል የቱሪዝም መዳረሻዎችን ይጎብኙ!

Photos from Visit Somali region's post 29/07/2025

በሶማሌ ክልል የሚገኙ ውብ ባህላዊ ቅርሶችና የቱሪዝም መዳረሻዎች በምስል፦
Visit to Somali Region Tourism Cultural Heritage

22/11/2022

Laasdheere, Gobolka Siti, Deegaanka Soomaalida
Laasdheere, Siti zone, Somali Region

Visit Somali Region

22/11/2022

Xarunta Gobolka Jarareed ee Dhagaxbuur.

Photos from Visit Somali region's post 05/11/2022

Jigjiga, the capital city of Somali regional state

Want your business to be the top-listed Government Service in Jijiga?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Infront Of Jigjiga University Sheikh Hassen Yabere Hospital , Jigjiga
Jijiga
360