MAAREEYE DAAROOD OO HADLAY
Fuaad rasta
muuqaalo qosol madadaalo xigmad iyo xaraabe
HADII WAXGARADKU AAMUSAAN CAAMAHAA DALKA HOGAAMIYA GARYAQAAN MUKHTAAR
INA KAAHINAW CIRO XAMAR INAGIMUU WADINE ISRAAIILBUU INAGU WADAY
SUAALO IY JAWAABO SHEEKH DIRIR
Q2aad Suualo iyo jawaabo sheekh dirir
Suaalo iyo jawaabo sheekh dirir
SUAALO IYO JAWAABO SHEEKH DIRIR
AXKAAMTA SOONKA SHEEKH DIRIR
15/02/2026
: Madaxweyne Cirro ayaa amar Madaxweyne ku mamnuucay dhammaan Xafladaha, Munaasibadaha iyo Barnaamijyada Abaal-marinta Shaqaalaha Dawladda, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka Feb 2026, ilaa amar dambe laga soo saaro.
Go’aankan waxa uu Madaxweynuhu u qaatay isaga oo tixgelinaya Xaaladaha Abaaraha ba’an ee ka jira qaybo badan oo ka mid ah dalka, kuwaasi oo si muuqata u saameeyey nolosha iyo dhaqaalaha bulshada Somaliland.
Xildhibaanad Gobsan "Waxaa muhiim ah in dastuurka dalka la-dhameystiro, iyada oo loo marayo wado sax ah".
Gudiga abaaraha gobolka gabiley oo deeq biya ah gaadhsiiyay qayb ka mida deegaanada ay abaaruhu saameeyeen
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Telephone
Address
Opening Hours
| 09:00 - 17:00 |
