Guled Casowe

Guled Casowe

Share

Presenting The Good Image of Somali State

16/07/2024
07/05/2024

Duulimaadkii Ethiopian Airlines ee Awassa - Addis Ababa ee Maanta

29/04/2024

Waxaan fahmi waayay Telethonka ilaa shalay lacagta loo dirayaa muxuu yahay?

25/04/2024

Hambalyo Kooxda Orodyahanada Madaxtooyada DDS oo Billada Dahabka Ka Qaaday Orrodka 400 M ee Awassa

23/04/2024

Waxaan garan waayay hooyada waayeelka ah ee wiil 15 jira guursatay ama wadaadka gabadh 14 jira loo dhisay maxay hadana ugu faanayaan may intay ALX dhahaan iska qarsadaan?

03/04/2024

Saacadan aan hada joogo waxaan ag taaganahay Reer dan yar ah oo boos yar oo ay ku lahaayeen Xaafada 12aad oo 3 qol oo wiil askari ah oo dhintay uu u dhisay iska iibinaya. Isla maanta waa qoyskii labaad ee sidan wixii ay hayeen u iibiniya oo la ii geeyay.

Waana qoyskii 6aad ee todobaadkan goob joog la iiga dhigay inaan markhaati ka noqdo mashaqada ku habsatay bulshada nugul ee dan yarta ah ee magaalada Jigjiga ee hantidooda iibiniya.

Dhamaan qoysaskani waxay hantidooda u xaraashayaan maadaama wiil ama gabadh ay dhaleen lagu haysto oo lagu cadaabayo Magafe Liibiya. Sida xubnaha qoysaskan ay ii sheegeen caruurtooda waxaa ka kaxaystay nin la yidhaahdo Maxamed Cabdi Shube oo Addis Ababa dagan.

Ninkan oo sida la sheegay aad uga taajiray dhiiga caruurta iyo maxasta waxaa uu xataa ubadka ka soo kaxeeyaa ilaa Laas Caanood oo uu isagu ka soo jeedo, kuwa Degaankana gacanta ayuu sii mariyaa.

Maxamed Cabdi Shube ma aha nin cabsanaya ama is qarinaya waxaaba uu ku hanjabaa in hadii la xidho ay u dhimanayaqn 50meeyo qof oo noloshoodu ay ku xidhan tahay uun hal taleefoon oo uu diro oo uu u sheego mooryaanta Liibiyaanka inay caruurtaa hawada ka qariyaan.

Indha adayga cabsi la’aanta waxaad ka garanaysaa lacagta waxaa loogu shubaa Account Ethiopian Commercial Bank ah. Magacyada accountada waa dad xabashi ah balse Addis Ababa dabaqyo ku leh.

Hal sabab oo u saamaxaysa in Maxamed Cabdi Shube iyo Shirkadiisu ay sidan aan gabashada lahayn ay u hawl galaan waxa weeye iyadoo ay meesha ka baxeen ciidankii Booliska ee shaqadoodu, aqoontooda iyo tababarkooduba ahaa Danbi Baadhis iyo Dabagal (Forensic) oo badankoodii hawl gab noqdeen ama iskaga baxeen ciidanka. Ciidamada danbe ee degaankeena la tababari jiray waan naqaanaa oo lama baro cilmiga booliskee waxaa loo tababaraa hanaanka ciidanka.

10/03/2024

Laydh go’taankii Ramadaanta ee Xilligq Afurka iyo Suxuurta ma idin bilaabay? Xaafadiina ma ka maqan yahay?

07/03/2024

LIKE ama FOLLOW dheh oo ha ka maqnaan BOGGAN

Geedka Nabada Geedka Nabada is a free impartial 21st century web portal intended for the people in tHorn of Africa

05/03/2024

DHAANTO SHIDAN: Oo Duleedkii Walbaan Kaa Dayaa Deymo Raaxo

05/03/2024

Facebook oo hawada muddo ka maqnaa ku soo dhawaada

03/03/2024

XASIIDA💪🏿

Want your business to be the top-listed Government Service?