BuugKoob

BuugKoob

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BuugKoob, Library, jijiga, .

Ku soo dhawoow BuugKoob meesha aad ka heli karto dulmar kooban oo faham badan leh! 📚✨ Halkan waxaan kusoo koobeynaa buugaag cajiib ah si aad u hesho nuxurka ugu muhiimsan adigoon waqti badan lumin.💡📖

30/03/2025

📚 Ku Soo Dhawoow BuugKoob! – Hal-abuur & Faham Kooban
Mararka qaar, waqti uma hayno akhrinta buug dhan, laakiin ma rabnaa in aan fahamno xikmaddii ku jirtay. Taasi waa sababta aan u abuurnay BuugKoob! 🤩

Halkan waxaad ka heli doontaa soo koobid (summary) buugaag qiimo leh, si aad ugu qaadato nuxurka muhiimka ah waqti gaaban. Haddii aad tahay qof jecel wax-akhriska ama rabta in uu wax badan ka ogaado buugaag cusub – waa lagugu casuumay! 🚀✨

📖 Buugaagta aan diiradda saarno:
✅ Cilmi-nafsi & horumar shaqsiyadeed
✅ Ganacsi & Maalgashi
✅ Sheekooyin & Taariikh
✅ Falsafad & Garaadka nolosha

👉 Like saar, Share garee, & Follow ku dheh si aad u hesho buug-koobyo xiiso leh!

Want your business to be the top-listed Government Service?

Telephone

Website