20/05/2026
Somali Regional State Water Bureau FANS
WATER IS LIFE
20/05/2026
13/05/2026
Waxaan xarigga ka jarnay islamarkaana dhagax dhignay mashaariico mug iyo miisaan leh oo wax badan ka badali doona nolasha dadka iyo duunyaduba. Farxad ayay noo ahayd in aan qayb ka ahaado xarigjarro iyo dhagax dhig mashaariic cusub oo laga hirgaliyay Gobolka Afdheer oo wali aan ku guda jirno. Si kooban mashaariicahan waxa ka mid ah;
1. Biyagalinta Magaalada Baarrey oo ay ku baxday 372 Million.
2. Dhagax dhigga mashruuca Biya xidheenka Dharraaye ee degmada Qooxle oo ay ku baxayso 324 Million Birr.
3. Xarig ka jarka Buundada masala-adduun ee degmada Baarrey oo ay ku baxday 96 Million birr.
4. Dhagax-dhigga jidka isku xidhaya Qooxle-Godgod oo ay ku baxayso 184 Million birr. Mashruucan waxa lacagtiisa bixinaya LLRP.
Sidoo kale, maalmo kooban kadib waxa xarig kajar iyo dhagax dhig loo samayn doonaa mashaariico kale oo waa wayn oo jidad iyo biyagalino iskugu jira. shaqooyinkaas la qabtay iyo kuwa soo socdaba alla ka sokow waa wax qabadkii Xisbiga PP.
13/05/2026
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Address
Jijiga
