30/01/2026
Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiiska waxbarashada dagmada iimay barri, Government Official, Iimey barri/xafiska waxbarashada, .
30/01/2026
30/01/2026
jamce 22/05/2018.e.c dagmada IMAY BARI waxaan maanta oo jamca ah sinabad ah noogusoogabo.gaboobay imtaxaanka teeranka koobaad ee sanad dugsiyeedka 2018-ka e.c kaas oo mudo 5 maalin ah sitoos ah oogasocday dhamaan dugsiyada dagmada
26/01/2026
waxaa maanta oo isniin ah tarikhduna tahay 18/05/2018
dagmada IMAYBARI sirasmi oogabilowda imtaxaanka teeranka koobaad ee sanad dugsiyeedka 2018-ka e.c
20/01/2026
ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis dhamaan kormerayaasha maamulayaasha iyo macalimiinta galastarada dagmada IMAYBARI waxaan ogaysiinhaynaa in maalinta isniin ah oo tariikhdu tahay 18/05/2018,e c. uu sirasmi ubilaamidoo imtaxaanka teeranka koobaad ee sanad dugsiyeedka 2018 hadaba waa in si adga loogudiyaar garoobo insha Allah
30/10/2025
ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis fursad waxbarasho oo qaali ah waxaan ogaysiinhaynaa shaqsi walba oo danaynhaya xifada baranimo in aan uhayno furasad qaali ah hadaba cidkasta oo buuxisa shuruudahaas waxaa loogabaahan yahay in uu kafaa iidaysto oogu danbayn axada 23/02/2018 e.c sidaas darteed waxan cidwalba oo buuxisa in aan oogafaa iidaynhayno wakhtiguna wuu gaabanyahay insha Allah
09/10/2025
Shirwaynahii 34ad ee waxbarashada heer Deegaan
09/10/2025
Shirweynaha 34-aad ee Waxbarashada Heer Deegaan ayaa lagu qabtay magaalada Jigjiga.
Shirweynahan oo halku-dheg looga dhigay “Tayada waxbarashadu waa taabbogelinta horumarka iyo isbeddelka” ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar, Wasiirka Xafiiska Waxbarashada, Mudane Maxammed Sheekh Aadan, masuuliyiin, macallimiin iyo marti-sharaf kale.
Inta uu socdo shirweynahan oo laba maalmood ah, waxaa la isku dhaafsan doonaa aragtiyo iyo talooyin la xidhiidha tayeynta waxbarashada, doorka dowladda, bulshada, iyo sidii loo heli lahaa qorshayaal wax ku ool ah oo lagu horumarinayo nidaamka waxbarashada deegaanka.
Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa tilmaamay in jihada aynu hadda u soconno ay tahay midda saxda ah, isla markaana u baahan in la sii wado, si ay u kala soocmaan ardayda dadaalka iyo juhdiga gelisa waxbarashada iyo kuwa kale. Wuxuuna ku dardaarmay in laga wada shaqeeyo tayaynta waxbarashada.
Tayaynta waxbarashadu waa laf-dhabarta horumarka bulshada iyo aasaaska isbeddel waara. Waxaa socda dadaallo ballaadhan oo ay xukuumaddu waddo, kuwaas oo dib loogu dhisayo hannaan waxbarasho oo sax ah, si meesha looga saaro dib-u-dhacyadii iyo caqabadihii h**e, sida qishka oo isbeddelka kahor caadi ka ahaa nidaamka waxbarashada, taasoo sababtay in dadaalka iyo kartida ardaydu hoos u dhacaan.
15/09/2025
Natìijada imataaxnka fasalka 12aad ee sand dugsiyeedka 2017 halkan ka eego
30/07/2025
hanbalyo hanbalyo hanbalyo wax uu kamid yahay 10 arday ee oogudhibco saraysa deegan
