Madashii shirka ay qabsadeen KAAH Laanta UK iyo kalmadii Suleekha Ismail Tafniid xoghaye ku xigeenka guud ee UK. Xisbiga Kaah Somaliland
Kaah Great Britain
Xisbiga kaah Ee UK
13/04/2026
UK 🇬🇧
Xilwareejintii kaah UK
12/04/2026
: AQBALAAD IS-CASILAAD
12/04/2026
Xil Wareejin.
Gudoomiyihii h**e UK ee xisbiga kaah Keyse Geele ayaa xilkii ku Wareejiyey Gudoomiyaha cusub Ee UK Ahmed Mire waqaf.
11/04/2026
: Guddoomiyaha Xisbiga KAAH, Md Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa magacaabis sameeyey..
11/04/2026
🟥✋️
“ Asbaabaha Ugu weyn ee shirkii golaha dhexe ee Xisbiga dib loogu dhigay waxaa kamid ahaa in shirkaa Qurbo-joogtu kasoo qayb gasho”. Gudoomiyaha Xisbiga KAAH, Md Maxamuud Xaashi Cabdi..
Xukuumad faashil ah ayaynu bedelaynaa markaynu xukunka nimaadno,waxaana aan doonaynaa in dalka iyo dadkuba isbedel saxa dareemaan.
”. Gudoomiye ku-xigeenka Goboladda iyo degmooyinka Xisbiga KAAH, Mud Cabdikariin Maxamed X Cali.
06/04/2026
Click here to claim your Sponsored Listing.
