Waa academy dheel oo tawabarkeeda wadato
Wararka ciyaaraha degmada kaaraan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Wararka ciyaaraha degmada kaaraan, London.
16/12/2024
02/03/2024
Liiska xulka qaranka Soomaaliya ee bishaan la ciyaari doona xulka Eswatini ayaa lasoo saaray.
Xulkaan waxey ciyaari doonaan isreeb-reebka AFCON 2025.
Guul i.a
28/07/2023
Gudoomiyaha s.f.f iyo qaar kale gudoomiyaasha sporsts deg.gobolka banaadir
Kaaraan yaa ku matalay talow?
Mise sooma gaarin warqada dalxiiska?
Mise........?
18/07/2023
Waa kooxda kaliya ee ka socoto degmada kaaraan
Waxey muu jinayaan dadaal dheer
1 alx
2 Dheel Accfotball taas oo u dhabar adeegtay soo saarista xiddigaha da'da yar
Maamul macalimiin ilaa ciyaartoy
Hor mar wcn
Hami sare
Howl iyo wax qabad muuqda
I.a guuul
22/06/2023
Waxaa Hampalyo Lee nhny dhmn midowga akadeemiyaasha deg kaaraan
Oo si hagar la aan ah ugu hiiliyey dhalin yarada degan degmada kaaraan iyo nawaaxigeeda
Gaar Ahaan
waxaa u mahad celinaa alle subxaanahu watacaalaa oo si nbd ah tartanka inoogu
Iyo
Akadeemiyaasha kasoo qeyb gly guud Ahaan
Gaar Ahaan waxaa u mahad celinaa
Dheel academy oo ku guuleesatay tartan midowga akadeemiyaasha deg kaaraan
Tartanka midowga akadeemiyaasha deg kaaraan
Ciyaaraha shalay dhacay
Qeybta c
Dheel academy 1. AL shareeca academy 1
Hor Mar wcn insha allah
27/05/2023
Tartanka midowga akadeemiyaasha deg kaaraan
Ciyaarta h**e
Eagle youth academy vs AL shareeca academy
Ciyaarta dambe
Al shareeca academy vs dheel academy
Hor Mar wcn insha allah
Kooxda waxool ayaa shalay ku guuleesatay koobka Ramadaan ee ka socdey degmada kaaraan gaar Ahaan grnka qoobdooro
Waxeyna ka qaadey al qazaala fcn
Hampalyo Hampalyo waxool fc
Kuna darso kooxda waxool iyada oo hartay ayaa lasoo saaray
23/05/2023
Ciyaaraha shalay dhacay
Eagle youth academy 1
Al shareeca academy 1
Talaado arbaco iyo jimco tartan lama ciyaaro sida ku xusan jadwalka
Hor Mar wcn insha allah
22/05/2023
Tartanka midowga akadeemiyaasha deg kaaraan
Kulanka maanta jira
Group B
Eagle youth academy b vs AL shareeca academy b
Hor Mar wcn insha allah
21/05/2023
Tartanka midowga akadeemiyaasha deg kaaraan
Heerka is araga Qeybta B
Kulamada 2aad ee tartanka
Hor Mar wcn insha allah
Click here to claim your Sponsored Listing.
