19/03/2026
๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค ๐โจ๐
ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู ูุบูุฑ ุงููู ููุง ูููู
ููู ุนุงู
ูุงูุชู
ุจุฎูุฑ ๐คฒ
Midawga Dhalinyarada Degmada Baxdo (B.Y.L) waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.
Waa maalmo ku suntan farxad, iscafis iyo isu naxariisi, ahna fursad lagu xoojiyo cibaadada, sadaqada iyo is-garabtaagga bulshada.
Waxaan sidoo kale si gaar ah u xasuusinaynaa bulshada Soomaaliyeed in la is garab istaago xilligan ay jiraan abaaro saameeyay dalka. Waxaa muhiim ah in la gargaaro walaalaheen dhibaataysan, lana duceeyo in Alle roob nagu shubo.๐คฒ
Sidoo kale, aan ka warqabno dadka masaakiinta ah, agoonta iyo dariskeenna, si aan u xaqiijinno in farxadda Ciiddu ay wada gaarto dhammaan bulshada.
Ugu dambayn, waxaan u duceynaynaa ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, Ilaahay ha mideeyo qalbiyadeenna, hana nagu gallado nabad, barwaaqo iyo wadajir waara.๐คฒ
๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค โ Ciid farxad, naxariis iyo barwaaqo ku ciida.
Baxdo Youth League - B.Y.L
24/02/2026
๐๐๐๐๐ฆ๐๐ข ๐๐จ ๐ฆ๐๐๐๐ฆ๐๐ก ๐๐ ๐ ๐๐ค๐ก๐๐๐ก๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐ข ๐๐ ๐๐๐๐ฆ๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฅ๐๐ฆ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐ก๐๐ ๐ค๐ข๐ ๐๐ฌ๐ข ๐๐ข๐.
Annaga oo ah ๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ (๐๐ฌ๐), ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐บ๐๐๐ท๐ถ๐ป๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฎ๐ฎ๐ฐ ๐
๐ผ๐ผ๐ด๐ด๐ฎ๐ป ๐ผ๐ผ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฏ๐ถ๐๐๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ ๐ฒ๐ฒ ๐น๐ถ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ฒ๐ด๐บ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐พ๐ผ๐ณ ๐ถ๐๐ผ ๐ฐ๐ผ๐ฑ. Arrintan waxay muujinaysaa baahi loo qabo in dib loo eego si loo xaqiijiyo ๐๐ถ๐ป๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ iyo ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ.
Dhalinyarada iyo bulshada reer Baxdo, gaar ahaan ururka ๐๐ฌ๐, muddo dhowr iyo toban sano ah ayay u dedaalayeen in ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ ay ka mid noqoto degmooyinka ka faaโiidaysanaya geeddi-socodkan, dadaalkaas maanta si buuxda looma tixgelin.
๐ ๐ฎ๐โ๐๐๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ ๐ฑ๐๐๐ต๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐:
Maamulka Degmada Baxdo
Xildhibaanada matala degmada heer Dowlad-Goboleed iyo Heer Federaal
Hayโadaha doorashooyinka ee u xilsaaran waajibaadkooda
๐ช๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ฎ๐น๐ฏ๐ฎ๐ป๐ฒ๐๐ป๐ฎ๐ฎ:
๐ญ. In si degdeg ah loo caddeeyo sababta Baxdo looga reebay liiska.
๐ฎ. In Degmada Baxdo lagu daro liiska degmooyinka doorashada.
๐ฏ. In la xaqiijiyo isla-xisaabtan ku saabsan arrintan.
Bulshada reer Baxdo waxay xaq u leeyihiin ka-qaybgal siyaasadeed iyo matalaad buuxda.
Wabillaahi Towfiiq.
Midowga Dhalinyarada Degmada Baxdo (BYL).
Baxdo Youth League - B.Y.L
17/02/2026
๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐
Midowga Dhalinyarada Degmada Baxdo (BYL) waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed, munaasabadda bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan โ bisha Qurโaanka, cibaadada, is-cafinta iyo garab istaagga masaakiinta.
Waxaan Alle Subxaanahu Wa Tacaalaa ka baryeynaa inuu naga yeelo kuwa si dhab ah uga faaโiidaysta fadliga bisha barakaysan, camalkooduna noqdo mid la aqbalo.๐คฒ
Sidoo kale, waxaan si gaar ah Alle uga baryeynaa inuu abaaraha ka dul qaado guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan deegaanada hoos yimaada Degmada Baxdo, isla markaana uu ku mannaysto roob raxmad leh.๐คฒ
๐ฅ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐
03/01/2026
๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ (๐.๐ฌ.๐) waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ๐ค๐จ๐ฅ๐๐ฆ๐ ๐ ๐ข๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ๐ฆ๐๐ก, oo ku guuleysatay ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ข๐ช๐-๐ช๐๐๐๐๐. Guushan waxay ka tarjumaysaa kalsoonida iyo taageerada buuxda ee ay bulshadu ku dooratay hoggaan karti leh, kana goโantahay u adeegidda danaha guud. Waxaan rajaynaynaa in Quresh ay xilkan u gudato si hufan, caddaalad ku dhisan, isla markaana ay hormuud ka noqoto midnimada, wadajirka iyo horumarka bulshada ay matalayso.
๐๐น๐น๐ฒ ๐ต๐ฎ ๐ธ๐ ๐ฎ๐๐๐๐ฟ๐ผ ๐บ๐ฎ๐๐๐๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐๐น๐๐ ๐ฒ๐ฒ ๐น๐ผ๐ผ ๐ถ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐, hana ka dhigo guushan mid miro dhal u noqota dadka iyo Degmada HOWL-WADAAG.
03/01/2026
๐ ๐ถ๐ฑ๐ฎ๐๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ ๐ฒ๐ฒ ๐.๐ฌ.๐ waxa uu Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ๐ ๐๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฒ; ๐๐๐ฒ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฏ๐ฑ๐๐น๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ฟ ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ถ๐ธ๐ต ๐๐๐บ๐ฎ๐ฟ oo ku guuleystay ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ฑ๐ฎ๐ป. Guushani waxay caddeyn u tahay kalsoonida buuxda ee ay bulshadu ku qabto, iyo kaalinta firfircoon ee uu kaga jiro hoggaaminta iyo u adeegidda danta guud. Aweys oo ah xubin ka tirsan ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐ต๐ฎ๐น๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ (๐.๐ฌ.๐), waxaan ku dhiirrigelinaynaa inuu sii laba jibbaaro dadaalkiisa, kana shaqeeyo horumarinta iyo mideynta bulshada.
๐๐น๐น๐ฒ ๐ต๐ฎ ๐ธ๐ ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ ๐ด๐ฎ๐น๐ผ ๐บ๐ฎ๐๐๐๐น๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ฐ๐๐น๐๐, hana ka dhigo guushan mid miro dhal u noqota dadka uu matalayo.
02/01/2026
๐ช๐๐ฅ๐๐๐ซ๐๐ก
Muqdisho, 02 Janaayo 2026 .
๐๐๐น๐ฎ๐ป๐ธ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ayaa maanta si habsami leh u qabsoomay, iyadoo diiradda lagu saaray qiimeynta ๐
๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ด๐๐๐ฑ ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ต๐ผ๐ผ๐ ๐๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ, gaar ahaan arrimaha mudnaanta leh sida abaarta, adeegyada aasaasiga ah, waxbarashada, caafimaadka , xoojinta wada-shaqeynta Midowga iyo Midnimada Bulshada.
๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฌ๐ wuxuu adkaynayaa in Midowgu ka goโan yahay u adeegidda danaha bulshada, mideynta dadaallada horumarineed iyo ka jawaabidda baahiyaha jira, ๐๐๐
๐๐๐ป๐ฎ ๐๐ถ ๐ถ๐
๐๐ถ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐บ ๐น๐ฒ๐ต ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ฎ ๐ฐ๐ผ๐ฑ๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐ฎ๐ ๐ด๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฏ ๐ถ๐๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ ๐ถ๐ฑ๐ผ๐๐ด๐ฎ kana qayb qaataan taageerada ๐ณ๐ถ๐ธ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฑ, ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฒ iyo ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ต๐ฎ๐๐น๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ฏ๐ฎ si loo xoojiyo dadaallada wadajirka ah ee ๐น๐ฎ๐ด๐ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ผ ๐๐ฒ๐ด๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ต๐ผ๐ผ๐ ๐๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ.
๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐.
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Aweis Ali Elmi - General Secretary.
๐๐ฎ๐
๐ฑ๐ผ ๐ฌ๐ผ๐๐๐ต ๐๐ฒ๐ฎ๐ด๐๐ฒ - ๐.๐ฌ.๐.
E-mail: [email protected].
15/12/2025
Midawga Dhallinyarada Degmada Baxdo (B.Y.L) waxa uu si mug iyo miisaan leh u soo dhaweynayaa daah-furka Kaarka Aqoonsiga Qaranka (NIRA) ee ka bilaabmay Degmada Baxdo, kaasoo ah tallaabo muhiim u ah sugidda aqoonsiga muwaadiniinta, helitaanka adeegyada dowliga ah, iyo xoojinta nidaamka dowladnimo ee deegaanka. Iyadoo la ogyahay in bulshada degmada ay h**e uga dhibaatootay helidda kaarka.
Midawgu waxa uu ugu baaqayaa dhammaan dhallinyarada iyo bulshada inteeda kale inay si buuxda uga faaโiideystaan fursaddan, kana qaybqaataan diiwaangelinta, maadaama aqoonsi qaran oo mideysan uu yahay.
Baxdo Youth League - B.Y.L .
26/06/2025
Hambalyo Dr oo ka mid noqday aqoon yahanada reer Baxdo ayaa ka qalin jabiyay Jaamacadda Galmudug State University. Guul iyo hormaro kale ayaan kuu rajeyneynaa mustaqbalka
08/06/2025
Mogadishu, June 08, 2025 โ Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Baxdo oo loo dhisay qaab casri ah. Madaxweynaha ayaa daah-furka kaddib kormeeray qaybaha kala duwan iyo xafiisyada ay ka koobantahay xarunta.
Midawga Dhalinyarada Reer Baxdo (B.Y.L), waxa ay si weyn u soo dhaweynayaan xarig-jarka xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Baxdo, iyagoona ku faraxsan horumarka iyo isbeddelka muuqda ee degmada ka hirgalaya.
Midowga Dhalinyarada Reer Baxdo (B.Y.L) wuxuu door muhiim ah ka qaatay dadaalladii h**e ee loo galay sidii Degmada Baxdo ay u heli lahayd xarumo dowladeed oo casri ah.
Midowgu wuxuu weli si hagar laโaan ah ugu hawlan yahay sidii uu door muuqda uga qaadan lahaa in la hirgaliyo xarumo kale oo muhiim u ah bulshada.
In maanta la daahfuro xaruntan oo ay dhistay Dowladda Galmudug, waxay astaan u tahay miro-dhalka dadaalladii la galay, waana guul wadajir ah oo muujinaysa sida fikirka iyo aragtida dhalinyarada ay u horseedi karaan horumar muuqda marka ay la kulmaan taageero dowladeed oo dhab ah.
Magaalada Baxdo waxay ku tallaabsatay horumar muuqda, dadkeeduna waxay si dhab ah uga shaqeynayaan horumarka. Dhalinyaraduna waxay laf-dhabar u yihiin isbeddelka, iyagoo door muhiim ah ka qaadan doona horumarka degmada.
Baxdo Youth League - B.Y.L
E-mail: [email protected].
07/06/2025
Mogadishu, Juun 07, 2025 โ Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo uu wehliyo Gudoomiyaha Degmada Baxdo Mudane Mohamed Abdullahi Muse, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray Hotel-ka Laas, oo ah hotel casri ah oo laga hirgeliyey degmada Baxdo ee gobolka Galguduud. Dhismaha hotel-kaan ayaa waxaa maalgeliyey ganacsade ka soo jeeda degmada Baxdo.
Midawga Dhalinyarada Deg. Baxdo (B.Y.L) Waxa ay soo dhaweeynayaan kuna faraxsanyihiin horumarka muuqda ee degmada ka socda, sidoo kale waxa ay bogaadinayaan ganacsadaha hirgeliyey hotel-ka, waxayna ugu baaqayaan ganacsatada kale ee kasoo jeeda Baxdo in ay maalgashi ku sameeyaan deegaankooda.
Waa wax lagu farxo in ganacsatada reer Baxdo ay bilaabeen in ay kaalin muuqata ka qaataan horumarinta deegaanka. Waxaan rajaynaynaa in mashruucan uu horseedo mashaariic kale oo horumarineed oo ka hirgala degmada.
Baxdo Youth League - B.Y.L
E-mail: [email protected].
05/06/2025
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
Midawga Dhalinyarada Degmada Baxdo (B.Y.L) waxa uu ugu hambalyeynayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta
๐บ๐๐ป๐ฎ๐ฎ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐ฒ๐ฒ ๐๐ถ๐ถ๐ฑ๐๐น ๐๐ฑ๐
๐ฎ๐ฎ.
Waa maalmo ku suntan khayr iyo cibaado oo ay ka mid tahay gudashada waajibaadka Xajka iyo sadaqada oo la badiyo.
Waxaan si gaar ah ugu ducaynaynaa ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐-๐๐๐, kuwaasoo ku guda jira diyaarinta imtixaanka shahaadiga ah โ Ilaahay ha u sahlo, hana ku guuleeyo dadaalkooda.
Sidoo kale, waxaan duco gaar ah u diraynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, meel kasta oo ay joogaan โ Ilaahay ha isku soo duwo qalbiyadooda, hana waafajiyo nabad, horumar iyo wadajir waara.
๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค โ Ciid farxad, barwaaqo iyo bashbash ku ciida.
Baxdo youth league
E-mail: [email protected].
04/06/2025
Mogadishu 04,June 2025. Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa galabta booqday degmada Baxdo, isagoo xarigga ka jaridoona mashaariic horumarineed isla markaana kulamo la yeelan doona qeybaha kala duwan ee bulshada.
Madaxweynaha waxaa si diirran loogu soo dhaweeyay degmada Baxdo, waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada, oo ay hormuud u ahaayeen maamulka degmada, culimada, odayaasha dhaqanka, haweenka, dhallinyarada iyo bahda waxbarashada.
Dhallinyarada Baxdo ee ku sugan gudaha dalka iyo dibaddiisa, waxay si weyn u bogaadinayaan safarka Madaxweynaha, kaasoo muujinaya garab istaagga dowladdu u hayso dadkeeda. Waxaan diyaar u nahay inaan kaalin muuqata ka qaadanno horumarka, nabadda, iyo dib u dhiska deegaanka. Booqashadani waxay xoojinaysaa kalsoonida shacabka iyo dowladnimada.
Baxdo youth league .
E-mail: [email protected].