Somalia!
Aniga fikirkeyga, waxaan is leeyahay hal mid uun baa ka qaldan.
Qofka Soomaaliga ah, yaraantiisa lama soo barin muhiimda wadankiisa uu leeyahay iyo wadaninimada. Taa badelkeeda, Caruurta Soomaaliyeed, waxaa la baray oo kaliyah qabiilka ay Somali weyn ka yihiin iyo in uu lama taabtaan yahay. Midaas waxaa u sabab ah, nidaamka wax barasho ee wadankeena ka jira iyo waalidiinta Soomaaliyeed.
Adiga Sidee kula tahay?
Adam Abdi
Arimaha Bulshada, Dhaqaalaha, Dhiiragalinta, Hal-Abuurka, Taariikhaha iyo Guubaabinta Ciidanka Qaranka.
Want your business to be the top-listed Government Service in London?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
London
