Xisbiga kaah Laanta UK
Waa bogga Rasmiga ah Xisbiga Kaah Laanta UK.
Guddoomiyaha xisbiga Kaah, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maanta ka qayb galay salaadda Jimcaha isaga oo shacabka kula tukaday masaajidka.
M7
Xoghaya duulista iyo Hawadda heer qaran ee xisbiga kaah.
Mudane mustafe Yuusuf Cali (cabaade).
16/04/2026
Magacaabid .
KAAH WAA KAAH MAR LOOBIQIMAAYO.
Xil-wareejintii guddoomiyihii h**e Kayse Geele Xidig iyo guddoomiyaha cusub Ahmed Waqaf ayaa lagu qabtay magaalada London.
Guddomiye maxamuud xaashi cabdi.
M7
13/04/2026
Waar deg deg ah Aqbalaad iscasilaad
Click here to claim your Sponsored Listing.
