30/05/2026
Hospital Lada Wadanka India 🇮🇳 Ayaa Bilaabay Fariimo Wacyi Gelin ah Oo Bukanaada Looga Digaayo in Ay Ka Feejignaadaan Virus ka Ebola Virus Oo Si Aad Ah Ugu Faafaya Africa.
Hindiya Ayaa Walaac Badan Ka Qabta Cudurkaan, Maa Daamo Ay Dalka Soo Galaan Dad Aad U Badan Oo badi bukaano ah,
Dowlada Ayaa Sidokle Bilowday in Musaafiriinta Ay Waydiiso In Ay Mudooyinkii Ugu Danbeyey Ay Booqdeen, Wadamada Cudurkaan Laga Helay Ee Waqooyiga Iyo Bartamaha Africa.
Sharif Geyre
26/05/2026
5 Sano Kahor Maanta Ookle Waxaa Dhintey Allaha Unaxristee Sooraan Ismail Oo Ahaa Majaajileyste Somalida dhexdeeda Aad Caan Uga Ahaa.
Majaajiladiisii Maxaa Ka Xasuusataa?
23/05/2026
Sooqabo Wiil Ay Ka Gar Weyntahay?😂
21/05/2026
Cir Buluug ah Goormee kugu Danbeysay?
15/05/2026
Dadka aan Qadeyn Maxay Noogu soodiraan Reer Galbeedku😭😂😂
15/05/2026
Adoo Adigu Codkaaga Qofka Aad Rabto Ku Dooran Kara, Maxaa Kugu Kalifaya in Odey Beeshada ah masiirkaaga Uga Danbeyso!
10/05/2026
🚨 Deg Deg:
Markii ugu horreysay ayaa caawa fagaaraha magaalada Muqdisho, gaar ahaan KM4, lagu arkay Kaare, xilli berri subax la filayo in magaalada ay ka dhacaan bannaanbaxyo kala duwan.!!!
10/05/2026
Wargelin iyo Digniin.
Muwaadin Xaafadaada Joog
WARGELIN & DIGINIIN AMNI
Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliiska Gobolka Banaadir, waxay bulshada ku nool Caasimadda Muqdisho ku wargelinayaan in maalinta berri ah aan la oggolaan doonin bannaanbaxyo hubeysan, falal rabshado wata, iyo isu-soo-bax kasta oo khatar gelin kara amniga iyo xasilloonida Caasimadda.
Hay’adaha Ammaanka waxay caddeynayaan in kaliya la oggol yahay isu-soo-bax nabadeed oo waafaqsan sharciga dalka iyo nidaamyada amniga, kaas oo loo asteeyay inuu ka qabsoomo EGN Yariisoow, Sidoo kale, lama oggola in lagu dhex qaato hub, abaabul rabshado, ama falal qalqal gelin kara shacabka.
Shacabka waxaa lagu adkeynayaa inay ka fogaadaan kooxaha iyo shaqsiyaadka ku howlan hurinta rabshadaha iyo falalka lidka ku ah amniga guud.
Ciidanka Ammaanka waxay tallaabo adag ka qaadi doonaan cid kasta oo lagu helo falal sharci-darro ah ama ku lug lahaanshaha bannaanbaxyo hubeysan.
Ugu dambeyn, shacabka Soomaaliyeed waxaa loogu baaqayaa inay la shaqeeyaan Hay’adaha Ammaanka si loo ilaaliyo nabadda, deganaanshaha, iyo Xasiloonida Caasimadda Muqdisho.
DHAMMAAD
09/05/2026
Maanta Afka Ayey Maro Cad Ku Xirteen Lkn Beri Madaxa Ayay Maro Gaduudan Ku Xiran Doonaan
Dhibaato Ka Dhalata Foodada Ay Abuurayaan Darteed.