Ugaaska Ina Ugaas

Ugaaska Ina Ugaas

Share

Hantida Aad Leydahey Iyo Wixi Aad So Habato Hadi Lo Siyo Hibo Abalkod Lama Gude Hooyadu Waa Lamahuran

12/05/2026

Boqorka Waa Sacabooleey Yaan La Duubin Camerada Ka Leexiya. πŸ˜‚πŸ˜‚

11/05/2026

Doorashooyinka Dunida Ka Dhaco Oo Dhan Ayaa Lagu Eedeeyaa Ineey Qolo Gooni Eh Ku Shubtaan.
Taas Micnaheeda Ma Ahan Doorashada Dhan Ayaa Xun Doorashadu Waa Dooqa Dad Weynaha Iyo Dareenka Shacabka

11/05/2026

Natiijada Hordhaca Eh Ee Doorashadii Shalay Ka Dhacdey Deegaanada Koofur Galbeed.

Natiijadaan Waxaa Ka Muuqato In JSP Looga Horeeyo Taas Oo Meesha Ka Saareyso Oraahdii Eheyd.

β€œDoorashadu Waa Mid Lasii Ogyahey Natiijadeeda.

11/05/2026

16 May Dad Cusub Miyee Soo Tahriibin Rabaan Ileen Shacabkii Xamar Waa Diideen Fuustadaane.

10/05/2026

Ka dib Markuu Waayey Balaayo Iyo Halaag Uu Soo Tabiyo Kaligiis Aa Buuq Iska Abuuranaayo. πŸ˜‚πŸ˜‚

Adeer Bulshadaani Runtii Wey Baraarugeen.

10/05/2026

Illahey Naxariista Jano Haku Siiyo Walaalkeen Liibaan Feytar Oo Shalay Si Gardaro Eh Loogu Diley Xaafda Waxaracade. πŸ₯²
Shaqadii Adkeed Aan Soo Wada Qabaney Liibaan Xiligii Doorashda Ma Ahan Mid Aan Ilaawi Karo.

10/05/2026

Kuwii Oo Niyad Jabsan Ka Dib Markee Waayeen Cid Usoo Baxdo Ayaa Mudo Kordhin Usameeyey Banaan Bixii πŸ˜‚πŸ˜‚ Shansaac Yaa Qoraxda Kusoo Dilee Naga Dhamaada Balaayo Ha Idiin Imaato.

10/05/2026

Doorashadu waa xaq dastuuri eh kaalay dooro xisbigaaga

10/05/2026

Aawey Shacabkii Lagu Booteynaayey Maalmahaan?
Shariifkii Aa Guriga Lagu Xirtey Mee Kuso Dhamaatey. πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

10/05/2026

Ma Shariifka Kaligiis Aa Banaanbixi Rabey Aawey Shacabkii Loo Wacaayey Oo La Lahaay Soo Baxa. πŸ˜‚

War Shacabkii Meel Ku Sheega.

10/05/2026

Dalku doorasho ayuu ku jiraan.
Qaaqlayaashiina Qas Iyo Qurun Bey Wadaan.

Want your business to be the top-listed Government Service in Kisumu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address

Kisumu