20/07/2024
Hon Mascud Bashir Doba Upcoming MCA Sangailu ward 2027 I.a
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hon Mascud Bashir Doba Upcoming MCA Sangailu ward 2027 I.a, Sangailu, Nairobi.
20/07/2024
I KNOW WE DON'T KNOW EACH OTHER BUT TO EVERYONE WHO IS READING THIS NOW,I WISH YOU ALL THE BEST IN LIFE AND GOD BLESS YOU. ❤️ 🇳🇵🇳🇵🇳🇵
Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Fidriga, aniga oo Alle inooga baryaya inuu inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.
Waxaan ku boorrinayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed in ay sii joogteeyaan acmaasha wanaagsan ee aynu mudnaanta siineynay muddadii Bishii Ramadaan, kuwaas oo ay ugu horreyso kaalmeynta iyo garab istaagga dadkeenna danyarta ah.
Ugu dambayn, waxaan Eebbe Weyne ka baryayaa inuu ciiddan ciiddeeda kale inagu gaarsiiyo caafimaad qab, amni iyo barwaaqo. Farxad iyo nabad ku ciida dhammaantiin.
Ciid Mubaarak
08/04/2023
waqtigaaga ku xaddid dadka xun
Asc Asxabta An jeclay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Culinary Team
Attire
Website
Address
Nairobi
