CeelCiid TV

CeelCiid TV

Share

Kusoo dhowoow page-keyga rasmiga ah ee Ceelciid TV oo ka mid noqo saxibada igu xiran goor kasta & goob kasta guuleeysta mahadsanidiin

04/10/2025

Qarax ayaa ka dhacay albaabka h**e ee godka jilacow

01/10/2025

Dumarku waa cajiib da,da caruurtaan waxa sidaas u qalday wax yar oo hooyadu iska reebtay hadii aad fahantay da,da hooyadu jirto oo aay iska reebtay soo qor si caruurtu da,dooda saxda ah u helaan mahadsanid.

11/06/2025
18/05/2025

Reer Baqaweyne waxay qaadan la,yihiin ilaa hada inaay Aadan Yabaal soo dhaafi weysay Khawaariijtii aay Bil kahor uga carareen ayaga oo watay 850 Askari oo hubka fudud iyo ka culusba watay dagaalku wadno ayuu u baahan yahay ee uma baahno magag badani iyo hub badni khalaas.

23/04/2025

Xaqiiqadu Xanuun waaye waase tan daawadho wacan iyada oo aan waxba ka been ahayn inta uu sheegay oo dhan.

04/04/2025

G/dhexe ayaa halmar la siiyay wiil ciyaal xaafadeed aan weligiis ciidam meel uu jooga xitaa aan tegin oo shacab ah waxana isla markiina loosii magacaabay taliyaha ilaalada madaxtooyada guutada 77 sharaf Ciidan iyo dowladnimo halkaas ayey galabta taagan tahay yaab.com

22/03/2025

Caawa waxa cabaad afka furtay sheydaan Cali dheere oo leh jiko ayaa nalaka dhig.

15/03/2025

waa gudoomiyaha haayadda maareeynta masiibooyinka ee sodma maxamuud macalin Cabdulle oo maanta booqday furumaha dagaalka koofurta Degmada Jalalaqsi Qoryaale iyo Xalfooley halkaas oo uu kula hadlay sooma jeesdayaasha xoogaga macawisleyda koofurta Degmada Jalalaqsi ayuu yiri runtii waxad tihiin geesiyaal dhulkooda ka hor istaagay khawaariijta ku sugan degmadas idiin muuqata ee Ceelbaraf oo dadkii u dhashay uga Carareen Khawaariijta ayaga oo Cadalle kusii dhow welina la daba joogo.

09/03/2025

Waxa Gabaygaan ku Cad xumaan kasta oo aay lahayd kooxda khawaariijta iyo uurku taalo kasta oo aay badeen shacabka Soomaaliyeed markii aay caruurta dugsiyada ka wateen oo aay dagaal ku shubaan saqiiro sidoo kale iyo xoolihii geel iyo ari reerku kusoo tacab beelay sidii loo roob dejin lahaay inta afar cunug oo gafuur duuban dhax galeen ka wateen ariga iyo geela kuwii ugu il roonaay ee lagu waday si loogu qalo ciyaal xoog xoolo xoog lagu keenay.

07/03/2025

Talo ayaan Siinaa Reer Shabeelaha Dhexe Waa Hadii uu Dagaalku Dhab Ka Yahay Xira Buundada Khawaariijtu Saartay Oombaale oo Ciidan Dhiga Oombaale ilaa Buundada Mahadaay Inta Ka Dhexeeya Ee Jiinka Wabiga Bal ii Sheeg Xagee kale oo Khawaariijtu Ka gudbi kartaa?

07/03/2025

Wariye Ahaaw ama Shacab Ahaaw Waxaad Doonto Ahaaw Qof Kasta oo Muwaadin Soomaaliyeed Qaan Gaar Dhimirka Dhimirka Ka Fiyow ah Lagama Aqbali Doono Inuu khawaariijta Facebook Ka Buun Buuniyo oo uu Hotelada Magaalooyin Xureyntooda Rag Badan Dhiig Usoo Daadiyay Asiga oo Furlaato Cunaaya Kasoo Dhax Dhigo Facebook Wixii uu Rabo Ogow Kaliya Wixii Dalkaan Horumarkiisa Dhisaaya Ayaad Kasoo Hadli Kartaa Wax Kale Lagaama Aqbali Doono Waana Laguu Ciqaabi Doonaa oo Maxkamad Laguu Hor Geyn Doonaa

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi South?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Nairobi South