Wax walba waxa ka horeeya badqabka shacabka , waa inay nabad ku helaan meel walbooy joogan.
Hiilka Shacabka.
Haramacad
Kuso dhawada page rasmiga ah Ciidanka Gaarka ah ee Boliiska Haramacad
03/06/2026
Hiilka Shacabka.
🫡🫡
31/05/2026
Nabadda aad Gurigaaga ku jiifto Rag baa banaanka u jiifto saad adiga nabad ugu noolaato, ee qayb haka noqon Nabadgalyo daro.
Hiilka Shacabka
30/05/2026
WAR-SAXAAFADEED.
📍📍
Haramacad Hiilka Shacabka
Qof walbo Dawladnimada diida Cawaaqib xumu la kulmayaa , Sidi saka dhacdey✅️
30/05/2026
Haramacad Hiilka Shacabka waxay gacanta ku dhigeen gaadid dagaal iyo Hub kale oo fara badan .
Dawladnimadaa waarayso, Baydhabo waa Safe✅️
Shacabkeeniyoow Nabad ku ciida.
Hiilka Shacabka.
26/05/2026
Taliska Ciidanka Boliska Haramacad wuxuu Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa munaasabadda ciida barakaysan ee Adxa.
HARAMACAD waxay mar walba idinla garab taaganyihiin sugidda amniga iyo xasilloonida, si aad ugu ciidan Nabad uguna noolaatan Nabad I.a
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
00100
