Somali comounity

Somali comounity

Share

pagekan wuxuu ka hadli doonaa arimaha diinta iyo waxkastoo la xiriira diinteena suuban plz nagu soo biir si aad wax baden ufaideysato ��

04/05/2026
19/04/2026

Maanta waxaa dhacaysa ciyartii premier leaga lagu kala qaadi lahaaa
marka saadaashaadu waaa nooo muhiim

arsenal hadey badiso boqolkiiba sagashan inay qaado bay ubadantahay

mancity hadii laybadisho waxa galaysa rajo ah inay qaadi karto oo dhibco ahaana waxay usoodhawaanaysaa arsenal
ArsenalManchester CityPremier League

12/03/2026

Walaaalkeygow
Tuko in taan lagugu tukan
waaa iga talo 🥲🙂😍

05/05/2023

Ninkan yaa naga qabsada meel walba waa nooga horeeyaa hada wakas qarankii laharey

27/04/2023

Kusoodhawada xereda milateriga somaliyeed😂😂

26/04/2023

Isku celcelis sanadkii 120 saacadood ayey dumarka isku eegaan muraayada waana dhif gabar nabad ku nool aan muraayad isku eegin maalintiiba labo jeer
✌️✌️

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi West?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


3thr Parkland
Nairobi West