Dadka

Dadka

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dadka, Nairobi, Nairobi.

10/02/2026

been socoto iyo biyo dhaamin wakhti yar ah

04/02/2026

Deg deg.

Waxaan inagu maqaale ah, in Hay'ada ay musuq maasuq balaadhan ka sameysay mashruucii ay Liibaan ka wadday. Lacago ah oo looga talo galay bulshada dhibaateysan ee Deg. FILTU ay ka lunsadeen 6 milyan oo birr, waxaa iska kaashtay maamulka degmada iyo shaqsiyaad horjooge (shaqaale) u ahaa Hay'ada.

Waxaan ku daba joognaa xaqiiqo raadinta iyo sida dhabta ah ee ay wax u dhaceen si loola wadaago cidda ay khuseeyso.
Xuquuq raadin iyo xalaal, xaqiiiq ku saleysan.₹₹₹₹₹₹

Photos from Dadka's post 18/12/2025

DEG DEG. .

G. GOBOLKA LIIBAN yusuf, ayaa b**b ka sameeynayo dhulka ilaa waagii dib u curashada Danta guud ahaa isagoo marsaday nin ay qaraabo yihiin oo magaciisa lagu sheegay
Si uu kaga gaashaanto cabashada kaga imaan doonto qabiilada sida ayuu Nin Abuukar cabaas la yirahdo ku lamaaniye lahaanshaha beenta ah.
Dhalin yar ku ciyaari jirtay, ayaa dhagax tuur iii burburij ku bilawday saaka markay arkeen dhismaha cusub.

Waaa in xukuumada ay degdeg wax ugu qabato arinkaan.....

30/11/2025

Run uu beenlow horay u sheegay iyo xaalada maanta

30/11/2025

A person who fights for personal gain and one who puts others first.

01/09/2025

Sedax aan isdhaamin oo sinki jareer sheegto iyo dun aan saafi aheyn
Ayaa sawir ladhacay dhibane saaka subaxii

07/07/2025

Dadka rer addo wax kasta ha isku hayeen ee waxay isku qabeen ee aan ka lumin waxaay ahayeen is aaminka aaminaadina waa luntay marka aay bilaabeen sawir laga qaado qof ku aaminay oo iska kurtumeysanaayo
Waxaa alle mahadii ah xirfadaan Mar h**e ayaan ka taxadarnay oo qaar badan ayaan sawiro badan ka qaadnay qaarna musqusha ayaan camera 📸 ugu xernay soo hada maad garan
Adeer isaamahiina oo sidii kale ayaa vedio laga hayaa iska ilaaliya
Yaan liisku ceeb**bin

09/06/2025

Beer leeyda gobolka liiban ayaa cabasho ka ah khaati ka taagan
Qolo sheegatay in aay maamulka gobolka liiban kamid yihiin kuwaas oo beeraha dadka shacabka ah inya isku soo sawiro facebookga soo dhiga kana dhiga kuna sheego mashruuc aay dowladu maal gelisay
Marka aan meel oga yara baxno beeraha unbaay inta aay isku sawiraan dalag iyo ku soo qorayaan ayuu yiri mid ka mid ah beer leydaas oo magaciisa qariyey

31/05/2025

Gadoomiyaha gobolka liiban ahna gadoomiha degmada dollo ado

21/05/2025

Axmad gacan ku sameeys waxbo soo kordhinmaayo
Wax aan ka sugeynana malaha
Magaciisana laga bilaabo waa axamed gacan ku sameys

19/05/2025

Amxaara jaceylkii ayay eeday qolodii

17/05/2025

Sanado gudahood 4 gudoomiye ayay dollo ado yeelatay mid kastna dantii laga lahaa marka laga waayo bax ayaa lalahaa
Hada ogow maqsi indha beel ah oo waxii loo dirsado haye moyaan aan hadal soo celin ayaa la rabaa
Sababtuma waa dollo ado waa isha dakhliga oo waxaa yaalo wax la cantoobsan karo
Midna ogow xafiis kasta oo dollo ado ka jiraa waa saami qeybsi
Waxaa marqaati kugu filan xafiisyada qaar inta jeer ee la badalay madaxdooda day
Xafiiska biyaha iyo duqa magaalada kali unbaan la badalin sababtuna waa gacan ku sameys oo waxii aay rabaan ayay ka helaan
Marka bal gudoomiya cabdi xassan jexow ha lasoo dhaweeyo ninka waa abrishe ilkoolaay ah oo ma dun xumee walow uu cabdilahi yusuf degmada gudomiye ka yahay hadana cabdi yaan laxumeyn koleey caqabado waay jirayaane

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Website

Address


Nairobi
Nairobi