Naji Hussein

Naji Hussein

Share

“Nin Baahan Ninkii U Baahda Ayaa Tala Weyn U Baahan.”

29/04/2026

Waxaa Saka Degmadda Luuq-Ganane Si Diiran Loogu Soo Dhaweyay Wasiir Ku xigeenka Wasaradda Wax Barashada Ahna Xildhiban Ka Tirsan Golaha Shacabka, Abdirashiid Mohamed Du’alle. (Calow) Soo Dhawow Wasiir

08/03/2026

Ustaad Macalin Carafad oo Ka Waramaya Tartankii Final-ka Bisha Ramadan Ee School-Ka Luuq Ganane Secondary School (LGSS). Final kas oo Saka u dhaxeyay Laba Kooxod Oo kala ah Kooxda Hadraawi iyo Kooxda SYL, Guushana Ay Raacday Kooxda ( Hadraawi ) Hambalyo Ayan Leeyahay Labada Kooxodba Sida Quruxda badan aad u dadaashen.

06/10/2025

Hassan iyo Ahmed iney is fahmaan wey fududeed, lkn hal arinaa jirto, mid dalka u naxaayo kuma jiro, seen idin dhahay.😂😂

05/09/2025

Ciyaartii k**a Dambeysta Aheed Ee Liig Xaafadeedka, Oo ay Dhexmartay Labada Xaafad Ee Kala ah, Kormarri iyo Bacaadley Ayaa Waxa ay Guusha Raacday Xulka Xafaadda Kormarri Hambalyo Ayaan Lee Nahay Xulka Xaafadda Kormarri.

29/08/2025

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

26/08/2025

Sawirkan Qiyaas Saacadda aan Qaaday Waa Xili Haben ah!!

25/08/2025

Ree Luuqow waxaa nalooga bahan yahay in Ardayda Nada aan Garab istaag buuxo u muujinno ilaa ay xaqooda ka helayaa.

25/08/2025

Kor iyo Hoosba Wax waan ugu sheegnay Dowladda, Caruurta Natiijadooda Hasoo Fasaxan Waa hadey kuwa wax maqlo yihiin. Abdirahman Khamiis Ali Thanks Masuul

25/08/2025

War Saxaafadeedka ka soo baxay saka School-ka Luuq Ganane Secondary School, iyadda Oo Lacambareyay Warkii Shalay Kasoo Yeeray Wasaradda Wax Barashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare.

25/08/2025

Dareenka saaxib-tinamada qofka saxib heesto unbaa fahmi karo❤️😭

24/08/2025

Waxan Halkan Hambalyo Mug iyo Miisan Leh Uga Dirayaa Gudomiyaha Guddiga Boorka Degmada Luuq, Abdullahi Muhumed Adan (Marata) iyo Marwadiisa iqro Adan issack, Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Major Jackson Muirithi Street
Nairobi
00100