14/03/2026
RACDHEERE jidle
Muran kuma jidho midkaan
Racdheere community
Maamul wanaag
14/03/2026
RACDHEERE jidle
Muran kuma jidho midkaan
Racdheere community
13/03/2026
Hadii reerku kula jiro cidi waxba kaa tari mayso
Racdheere community
28/02/2026
Bullaco maxaa idinka galay
Jagi iyo furug iyo Bullaco qoydo hiiraan
Waa dhul racdheere
Kan qabiil xanbaarsan
Dadka kala xigtaysta
Xeerarkiyo dastuurkiyo
Xoolaha dadweynaha
Xayndaafay keligiis
Ninka maanta leh jidle iska daaye dalcowstire warkiisa haba sheegin cadde cidaa Degmada Mustaxiil mawada lahan Xildhibaan ma noqon maro
Nin ciilan Xildhibaan ma noqon karo
Nin xanuusan Xildhibaan ma noqon karo
Nin dadka tuugsada Xildhibaan ma noqon karo
Xildhibaan degmada waa xildhibaan Dr Abdirauf maanta iyo beriba
Gugundhabe Community
19/02/2026
Xildhibaanku dhaarta kaliya u harsantahay
Racdheere community
16/02/2026
Hadaanu nahay beelwaynta Racdheere community ee gobolka shabeele waxaa si mug iyo miisaan leh codkeena ku taageeereenaa Dr abdirauf Ahmed Hassan inuu nagu matalo Labada Gole ee heer deegaan golaga harci dejinta iyo midka fulintuba
Racdheere iyo saleebaan cadde marka h**e ul iyo diirkeeda ayay ahaayeen meelna ku kalama hadhaan
Caanka Mustaxiil
Degmada Mustaxiil
17/01/2026
Walaalahayn agaay, waxaan leenahay midnimadiinu waa furaha horumarka.”
Racdheere community
Meel kale ha aadin unuka lee waaye
Racdheere community
Caanka Mustaxiil
Degmada Mustaxiil
13/01/2026
ABTIRKA BEESHA RACDHEERE – DANQOORE WAYTAAN JIDLE
Cashar Maxamed
Jabra Iil Maxamed
Aamin Maxamed
Cabdale Maxamed
Rooble Maxamed
Afrax Maxamed
Racdheere community
Soo laabay libaaxii mar kale majaraha u qabo dadka iyo deegankuba
Racdheere community
General bashiir garaad AK Bashir fareey
30/12/2025
✅️
25/12/2025
Doorashada maanta ka socoto magaalada muqdisho .
Iyo tii xildhibaan nuux isku doortay halkaan
Magaca xitaa k**a sinna .
Balsw Waxaan ka rajayneena Madaxwaynaha jamhuuriyadda federal somalia Dr Hassan Sheikh Mohamud iyo Guddiga Madaxa Bannaan Ee Doorashooyinka Qaranka inay nagu soo simaan kuraasta laga leeyahay magaaladani beledwayne
Taarikhda waa markii ugu h**eesay xildhibaan uu malxiis ka dhigtay gabar kula aabo ah halka kuwa kale ay malxiiso kawada dhiganaayeen shaqsiyaad kale oo la qaraabo ah
Halka muux uu isku aamini waaayay qof kale