Abdi Hakin Elmi

Abdi Hakin Elmi

Share

HALKANI WAA PAGE KA RASMIKA EE IKALA SOCON KARTAAN

30/01/2024
21/10/2023

Isaaq inay is qarxiyan keliya U dhiman inta Mogadisho jogto hanakala hubiyo GODANE way ka shisheyan waa su,ale hawiye muxuu idinka galabsaday ?

23/06/2022

DADKU XOLO MAHAN DAMJADIID DARAJA LAWAYALOW WADADI DORAD WELI HEYSAN

Photos from Abdi Hakin Elmi's post 23/06/2022

Tanzania said on Wednesday it would crack down on "illegal immigrants" in the northeastern Loliondo area, where it accused Kenya's Maasai pastoralists of supporting opponents of the protected wildlife. planned.

Maasai Loliondo accused the government of trying to force their land to organize travel and hunting.

But the government has denied the allegations, saying it wants to protect 1,500 square kilometers (580 square miles) of land from human activity. It says it is part of a 4,000-square-kilometer plot of land near the Kenyan border.

11/06/2022

YAA DILAY IKRAN TAHLIIL

Photos from Abdi Hakin Elmi's post 31/05/2022

Soomaali Heshiish ah Dunidane la Heshiish ah Madaxweynaha iyo Wefdigiisao o gaaray magaalada Baydhabo iyo Shacabka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo masuuliyiin kala kuwan oo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo kusoo dhoweeyey

25/05/2022

NOLASHADA WAX KA BADAL INSHA ALLAH WAAD GUULEYSAN

Photos from Abdi Hakin Elmi's post 16/05/2022

DAMULJADIID farxadan ma aha dan somaliyeed waa dhiga an jeqno mudane madaxweyne HASSAN SHEEKH ka digtonow ogsonow xilka ad heyso allaah uka baq xolaha umada ka ilaali DAMULJADIID

16/05/2022

Taariikhda uu qoray Hassan Ali Khaire Waxeey noqan doontaa mid laga sheekeeyo waayo badan jiilal badana ay aqristaan.

Kheyre Sanadkaan si walba ayaa loola dagaalay , Ninkaas dhalinyarada ah ee bannanka kaligiis taagnaay ee aan Rag waawayn lasocon ayaa Caawa Niman xildhibaano soo saartay la baratamay oo meel Fiican tagay.

Arrinta xiisaha leh waxa ay aheed markii uu FARMAAJO diiday inuu Hassan Ali Khaire u tanaasulo waregi kowad waxuuwna cod ka raadiyay murashaxiintii kale ee haray waana ku gacan seereen oo waxeey raaceen Madaxweyne Hassan. Ayadoo la iibiye sheeko hirab ah, oo NN rabtay ineey ka faaidaan ayuu Fahad u yimid Kheyre iyo team kiisa, waregi labaad waxa uu ka codsaday inuu ku wareejiyo 63 cod ee Wareega 2aad Hassan ali kheyre helay,

Kheyre oo qaar badan oo team kiisa kamid ah ee xanaaqsanayen aragtida Fahad waa la dhaceen, lkn Hassan ali kheyre ayaa diiday, oo dhammaan team kiisi ku wareejiye Md Hassan Sheikh.

Waxaa Mucjiso aheed in Fahad taagnaay inuu Heli karo 28 cod oo Md Hassan ka koreeye warega labaad haddii Hassan ali kheyre ku wareejiyo 63 cod, waana heleen waregi sadaxaad 28 cod, lkn Hassan ali kheyre hal cod oo kiisa ma raacin FARMAAJO.

HASSAN ALI KHEYRE Nin hiil galo, kana aarsaday kii u tanaasuli diiiday.

FARMAAJO iyo Fahad Caawa 2 khasaaro ayaa ku dhacday Mid waa ineey xilki waayeen, midna waa ineeysan dhisan Qof ay abaal gashteen.

Hambalyo Madaxweeyne Hassan Sheikh.
Hambalyo Ali Khaire 🤛🏻

11/05/2022

HADALJEDINTA MADAXWEYNE XASSAN ALI KHEYRE

10/05/2022

HOGGAMIYE DACADA XOLO ARURSI DONEYN

10/05/2022

KHEYRE WAA HOGGAMIYE KU SUNTAN AQOON,KARTI,HUFNAAN

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address

Nairobi