Abdirisack Ali

Abdirisack Ali

Share

Youth Ambassador, Peace Certified, SDGs Advocate, Social Worker,Civi Society Activist, Blogger, Human Rights Activist, Expert in English/Arabic Msc, BPA/ BBA.

30/03/2026

Natiijadii 7 sano ee hab-maamulkii gurcanaa ee laftagareen waa tan.

Dowladnimadu ha waarto.

27/03/2026

Waxaan si buuxda codkeyga ugu biirinayaa baaqa isbeddel ee ka hanaqaaday deegaanada Koonfur Galbeed (KGS) maalmahan dambe.

Waxaa muuqata in bulshada ay si weyn u dareemeyso baahida loo qabo isbeddel dhab ah oo ka dhaca guud ahaan deegaannada KGS.

Isbeddelku waa mid lama huraan ah si loo helo hoggaan hufan, cadaalad, iyo horumar waara oo ka hanaqaada gobolka. Waa fursad ay shacabka KGS kaga qayb qaadan karaan mustaqbalkooda, iyagoo door muuqda ku leh dhismaha nidaam wanaagsan oo u adeega danahooda.

Waxaan shacabka Koonfur Galbeed u rajeynayaa guul, gobanimo, iyo midnimo.

Waxaa muhiim ah in ay noqdaan laf-dhabarta isbeddelka socda, si loo xaqiijiyo nabad, horumar iyo xasillooni waarta.

Ugu dambeyn, helitaanka isbeddel dhab ah waa tallaabo muhiim ah oo lagu badbaadinayo shacabka reer KGS, laguna gaari karo horumar iyo mustaqbal ifaya.

"NABADAA NAAS LUNUUGE LEH REER KGS"

Photos from Abdirisack Ali 's post 17/03/2026

Honored to be invited to a collective Iftar by the Executive Council of SONEA Organization - منظمة سونيا .
The gathering provided a valuable opportunity to strengthen collaboration, foster meaningful connections, and reinforce our shared vision and goals.
It was an inspiring evening of unity, meaningful conversations and strengthened connections and truly appreciated the spirit of unity and professionalism reflected throughout the event

My sincere thanks to the Executive Council for the excellent organization of this memorable occasion.

10/03/2026

Tilmaamaha Leylatul Qadri.....seemore

09/03/2026
02/03/2026

ليست تلاوة عاديّة.. هذا صوتٌ لا يُوصَف | أجمل تلاوات الشيخ علي جابر رحمه الله

17/02/2026

Ramadaan Kareem, Bisha Barakeysan.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana nasiiyo khayrka bishan insha allah.

17/02/2026

With BBC News Africa – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

15/02/2026

dib-u-soo laabashada Soomaaliya ee masraxa caalamka iyo Afrika.

Want your business to be the top-listed Government Service in Nairobi?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

https://youtube.com/@abdialihassan5364?si=zrbxV2LRRCKoGoB4

Address

Nairobi