DOQON U GARGAARKEEDA NABI MUUSE AYAA KA SHALAAYAY
Noqo qof leh markastaba hami ku tusaaya meesha aad hiigsan doontid. Markasta oo aad la saaxiibta dadka garaadkooda sareeya, waxaa kor u qaadmaaya garashadaada, Waxaana kobci doona dabeecadaada, taasoo kusiinayaa inaad ku dhax milanto bulshada aqoonta iyo garaadka u saaxiibka ah.
Mohamud Jowle
Official page of the First Secretary Permanent Mission of the Federal Republic of Somalia
اللَّهُمَّ لَكَ سَجَدْتُ وَبِكَ آمَنْتُ، وَلَكَ أَسْلَمْتُ، سَجَدَ وَجْهِيَ لِلَّذِي خَلَقَهُ، وَصَوَّرَهُ، وَشَقَّ سَمْعَهُ وَبَصَرَهُ، تَبَارَكَ اللّهُ أَحْسَنُ الْخَالِقِينَ
08/07/2022
Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa.
Waxaan Alle ka baryayaa in uu inaga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee gudashada rukniga xajka, maalinta Carafo.
CIID WANAAGSAN
27/06/2022
Waxaan shacabka iyo Dowladda aan walaalaha nahay ee Djibouti u dirayaa dhambaal hambalyo munaasabadda xoriyadda Qaranka Djibouti. Hambalyo.
Wabiyadu weligood ma rogmaan. Markaa isku day inaad u noolaato sidii webi oo kale. Iska ilow wixii h**e oo aad mustaqbalkaaga soo martay, Had iyo jeer noqo qof wanaagsan.
22/10/2021
Aqoonyahanku wuxuu aqoonyahan yahay markuu Rabbigiina yaqaano , Aakhirana yaqaano Adduunkana uu isbedel ka samayn karo.
06/10/2021
It’s a first day Meeting of the open-ended Intergovernmental Group of Experts to Study, Revise and Finalize the Draft Rules Organizing the work of OIC Contact Groups at held in HeadQuater of OIC, Jeddah - KSA
05/10/2021
Today we attended Meeting of the Intergovernmental Group of Experts to prepare draft rules governing the appointment of Special Envoys to the Organization of Islamic Cooperation (OIC) by Non-Member States.
03/10/2021
Today we attended the Fifth Meeting of the Open-Ended Intergovernmental Group of Experts to Review and Update the Rules of Procedure of the Organization of Islamic Cooperation (OIC) Council of Foreign Minister, held at the HeadQuater of OIC Secretariat in Jeddah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jeddah
21321
Opening Hours
| Monday | 9am - 5pm |
| Tuesday | 9am - 5pm |
| Wednesday | 9am - 5pm |
| Thursday | 9am - 1pm |
| Saturday | 9am - 5pm |
| Sunday | 9am - 5pm |
