بـيـان صحـفي
سفارة جمهورية الصومال الفيدرالية — بورتسودان
تتقدم سفارة جمهورية الصومال الفيدرالية في جمهورية السودان بخالص التهاني إلى الشعب الصومالي بمناسبة إجراء أول انتخابات لمديريات المجالس المحلية في العاصمة مقديشو منذ أكثر من خمسة عقود.
إن هذا الحدث التاريخي يُعدّ خطوة مهمة نحو ترسيخ مبادئ الديمقراطية وتعزيز المشاركة الشعبية في إدارة الشأن المحلي، ويعكس الإرادة الوطنية في بناء مؤسسات قوية وتحقيق تطلعات المواطنين في الأمن والاستقرار والتنمية.
وتثمن السفارة الجهود الكبيرة التي بذلتها الحكومة الصومالية واللجنة الوطنية للانتخابات وكافة الشركاء لإنجاح هذا الاستحقاق الوطني، وتتطلع إلى أن تكون هذه الانتخابات بداية مرحلة جديدة من الحكم الرشيد والتنمية المستدامة في البلاد.
@ #بورتسودان #
Somali Embassy in Khartoum- Sudan
Ku soo dhowow bogga rasmiga ah ee Facebookga Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Suudaan.
WAR-SAXAAFADEED
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Suudaan.
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan waxay hambalyo u direysaa shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan shacabka caasimadda Muqdisho, munaasabadda taariikhiga ah ee doorashooyinka golayaasha deegaanka ee ugu horreeyay muddo ka badan konton sano.
Doorashadan waxay muujineysaa horumar muuqda oo laga gaaray dhismaha hay’adaha dowliga ah iyo xoojinta dimuqraadiyadda dalka. Waa tallaabo muhiim ah oo loo qaaday dhanka dowlad-dhiska, hufnaanta, iyo ka qaybgalka shacabka ee go’aan qaadashada.
Safaaraddu waxay bogaadineysaa dadaalka ay muujiyeen hay’adaha doorashada, dowladda Federaalka, iyo dhammaan daneeyayaasha taageeray qabsoomidda doorashadan. Waxay sidoo kale rajeyneysaa in doorashadani ay horseedi doonto xasillooni, horumar, iyo dowladnimo xooggan oo ka
hanaqaadda dalka oo dhan.
@ #
PRESS RELEASE
Embassy of the Federal Republic of Somalia – PORTSUDAN.
The Embassy of the Federal Republic of Somalia in the Republic of Sudan warmly congratulates the Somali people on the successful conduct of the first local parliamentary elections in Mogadishu in over five decades.
This historic milestone marks a significant step forward in Somalia’s democratic journey and reflects the resilience and determination of its citizens to build inclusive and representative governance at all levels.
The Embassy commends the efforts of the Somali government, electoral institutions, and all stakeholders who contributed to this achievement, and reaffirms its commitment to supporting Somalia’s path toward peace, stability, and democratic progress.
@ #
Taarifa kwa Vyombo vya Habari.
Ubalozi wa Jamhuri ya Shirikisho la Somalia —-PORTSUDAN.
Ubalozi wa Jamhuri ya Shirikisho la Somalia nchini Sudan unatoa pongezi za dhati kwa wananchi wa Somalia na Serikali ya Shirikisho kwa kufanikisha uchaguzi wa kwanza wa mabaraza ya mitaa katika mji mkuu wa Mogadishu baada ya zaidi ya miaka hamsini.
Tukio hili la kihistoria linaashiria hatua muhimu katika safari ya Somalia kuelekea demokrasia jumuishi na utawala bora wa karibu na wananchi. Ni ushahidi wa dhamira ya kweli ya kujenga taasisi imara na kushirikisha raia katika maamuzi ya maendeleo ya maeneo yao.
Ubalozi unapongeza juhudi za serikali, tume ya uchaguzi, na wadau wote waliowezesha kufanyika kwa uchaguzi huu. Tunatarajia kuwa hatua hii itachochea amani, maendeleo, na mshikamano wa kitaifa.
@ #
إلى أهلنا الصوماليين في السودان – تواصلوا معنا بسهولة!
حرصًا من السفارة على خدمتكم بشكل أفضل، يمكنكم الآن التواصل مباشرة مع "القائم بالأعمال" عبر واتساب لأي استفسار أو مساعدة.
📱 رقم الواتساب: [252616599909+]
نحن هنا من أجلكم في كل ما يخص:
- معاملاتكم القنصلية
- الحالات الطارئة
- أي استفسارات أو اقتراحات
لا تترددوا في التواصل، وسنكون سعداء بخدمتكم.
مع خالص التحية،
فريق سفارة الصومال – بورتسودان
Ogeysiis Muhiim ah oo Ku Socda Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan Jamhuuriyadda Suudaan
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee magaalada ”Port Sudaan” waxay si rasmi ah ugu wargelinaysa in la furay lambarka rasmiga ah ee WhatsApp-ka si toos ah loogu xiriiri karo Ku-simaha Safiirka, si loo xoojiyo isgaarsiinta iyo bixinta adeegyada qunsuliyadeed iyo kuwa bini’aadantinimo ee muwaadiniinta sharafta leh.
📱 Lambarka WhatsApp-ka: +252616599909
Waxaad la xiriiri kartaa lambarkan si aad u weydiiso arrimo la xiriira:
- Adeegyada qunsuliyadda (baasaboorrada, dukumentiyada, iyo Tasdiiqa)
- Caawimaad degdeg ah marka ay timaado xaalado adag
- Isku xirka bulshada Soomaaliyeed iyo safaaradda
Waxaan xaqiijinaynaa in dhammaan fariimaha lala wadaago safaaradda si qarsoodi ah iyo si xilkasnimo leh loo maareyn doono.
Ixtiraam iyo qadarin,
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya – Port Sudaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Khartoum
249
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 03:00 |
| Tuesday | 09:00 - 03:00 |
| Wednesday | 09:00 - 03:00 |
| Thursday | 09:00 - 03:00 |
| Sunday | 09:00 - 03:00 |
