soo dhawaada saaxiibayaal.๐คฉ
Maanta waa maalin weyn oo farxad leh.
Youtubekeena Cadceed Academy waxa uu gaaray 1,000 Subscribers.
Runtii waa guul aad uwayn, Alle ayaa mahad leh.
Sidoo kale waxaan umahadcelinayaa qof katsa oo guushaan Qayb ka ahaa waxaan leeyahay Mahadsanid ku jeer.
Siguud dhaantiin waxaa tihiin saaxiibo iyo walaalo aan la ilaawi karin diyaarna u ah inaan wax kala faa'iidono Hambalyo.
Haddii aadan wili nugu soo biirin, mar kale waxaan ku leehayan nugu soo biir si aan wax kaaga faa'iidno adna aad wax nooga faa'iidid.
Hambalyo Saaxiibayaal.๐
NUGU Soo biir.
Fecebook: https://www.facebook.com/cadceedacademy.
X: https://x.com/Cadceedacademy
Intagram: https://www.instagram.com/cadceedacademy
๐Telegram Group: https://t.me/cadceedacademy5
Whatsapp: https://wa.me/252614336074
Telegram: https://t.me/252614336074
Cadceed Academy
Cadceed Academy
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cadceed Academy, Social service, Cadaado.
27/02/2026
Gemini ayaa soo kor dhisay Tool Cusub Kaas oo kuu ogolaanaya inaad samayso. Qasiidooyinka, gabayada iyo Heesaha.
Tool-kaani waxa uu awood u leeyahay inuu fahmo luuqad walba tan soomaaligu ay ku jirto asagoo si wacan ugu luuqayn kara haddba erayadii loo dhiibo.
Arintaan ayaa cabsi shaqo iyo hoos udhaca ku abuuri karta fanaaniinta iyo dadka ku shaqaysa Xirfadaan.
Si walbow ahaataba Aqliga macmalkaa ayaa maalinba maalinta kadan-baysa samaynaya hormar aad ubadan, taas oo sababtay inuu shaqooyin badan lawareego.
Masoo gaaray toolkaani sideese uragtaa.
26/02/2026
Noqo hal-abuure. Adigoo isticmaalaya Ai-ga.
Technolojiyada dunida Casrigaa.
Bilaash ku samayso Telegram
15/02/2026
๐๐๐ซ ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐๐ฌ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐๐ฅ๐๐ ๐ซ๐๐ฆ.
Telegram ayaa joojiyey gabi ahaanba lacagtii uu ku xujayn jiray dadka doonaya inay samaytaan. waxaana hadda la samaysan karaa Telegram iyadoon wax lacag ah lugu waydiin.
Sidoo kale Telegram ayaa Update weyn lugu sameeya ayadoo wax badan laga badalay qaabkii uu markii h**e u ekaa.
Adiga maku soogaaray Update-kaani mise wili kuma soogaarin. Qaybta faalada nugula wadaag. Goordhowna muuqaal filo.
Waa Maxay Comouter Hordhac
Coursekaan waxaa ku baradoonaa Computerka.
05/01/2026
Warweyn oo farxad leh.
Haddii aad ku dhibaneed inaad maamusho lacagaha Crypto
Maanta kadib k**a wal wali toontid
๐๐๐๐
๐ ๐๐ซ๐ฒ๐ฉ๐ญ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ญ
๐๐๐๐
๐ waxaa hadda lagu soo daray ๐๐ซ๐ฒ๐ฉ๐ญ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ญ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ โ Waa wallet fudud oo aad ku iibsan karto, Ku iibin karto ku kaydsan karto, una diri karto lacagaha dhijitaalka ah sida ๐๐๐๐, ๐๐๐, iyo kuwo kale, adigoo adeegsanaya ๐๐ฉ๐ฉ-๐ค๐ ๐๐๐๐๐ข.Haddii aad rabto inaad lacag sarifato, keydsato, dirto, Laguu soo diro ama aad la macaamisho lacagaha caalamka, ๐๐๐๐๐ข ๐๐ซ๐ฒ๐ฉ๐ญ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐ญ waxay ka dhigaysaa mid fudud oo ammaan ah qof walba.
Waa maxay Ai
Casharka 1 aad
Cadceed Academy Waxay bilowday Course Lugu baranayo Aiga Qaab fudud oo itus oo itaabsii ah
Haddaba nugu soobiir oo kamidno Saaxiibda Ku xiran si aan kuu tirsano.
Halkaan kalasoco Courseka.
๐๐๐๐
https://bit.ly/49mx5Az
20/10/2025
โ ๏ธ shabakadaha sida Snapchat, Amazon, Canva iyo Fortnite ayaa cilad ku timid maanta, taasoo keentay in adeegyada qaar aysan si buuxda u shaqeyn.
Cadceed Academy
Baro Xirfad Cusub.
Course Cusub, Barashara Microsoft Word.
Coursekaan waxaad ku bara doontaa Microsoft word, qaab fudud oo itusoo itaabsii ah
Haddaba nugu soo biir oo kamid Noqo asxaabta Nugu xiran
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Culinary Team
Attire
Website
Address
Cadaado
