Fayadhawr Waste Management

Fayadhawr Waste Management

Share

Muhiimaddeennu waa nadaafadda gurigaaga, goobtaada shaqo iyo deegaanka guud.

Photos from Fayadhawr Waste Management's post 26/12/2025

Shirkadda Fayadhawr iyo maamulka Waaxda Bakiin.

Maamulka Waaxda Bakiin ee Degmadda Cadaado ayaa Olole Nadaafaded ka sameeyey waaxda Bakiin olalaha ayaa laga sameeyey goobo kala duwan waxaana qayb ka ahaa Dadweynaha Bakiin Degan.

Shirkadda Fayadhawr Waste Management ayaa qayb ka ahayd ololaha Nadaafada lagu sameeyey qaybo badan oo kamida Waaxda Bakiin.

Maamulka Waaxda Bakiin ayaa dadweynaha waaxda Degan ugu baaqay in Shirkadda la iska saaro qashinka la iskana ilaaliyo in mar kale goobahan qashin lasoo dhigo.

01/09/2025

Shirkadda Nadaafadda Fayadhawr waxay macmiisheda uso kowdisay hanan fudud ood lacagta udiri karaan.

"Muhiimadeenu waa Nadaafadda Gurigaaga, Goobtaada Ganacsi iyo Deegaanka Guud"

Fadlan lacagta bixi shanta bisha ka hor

Want your business to be the top-listed Government Service in Adado?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address

Galbeed
Adado
252