Afgoye Awards

Afgoye Awards

Share

Afgoye Awards Waxa Lagu Dhiro Gelin Doona Bulshada Reer Afgoye ee Dadalka Ugu Jira Horumarka Deeganka

28/12/2023

Gurmad Deg Deg Ah.

Tuulooyinka Hoos Yimaada Deg. Afgoye Waxaa Kajira Xaalad Bini'aadanimo Aad UDaran oo ay Saameysay Fatahaada Biyaha Xoogan ee baabi'iyay Dad iyo Duunyaba.

Aan Si Wadajir ah ugu Qeyb Qaadano Gurmadka Walaalaheen oo aan rabno inaan beri gaarsiin 100 xabo maro kaneeco ah

1-ka xabo ee maro kaneeco waa $2.5

Evc+ 613516797

03/11/2023

21 Maalmood ayaa Kaharsan Xafladda Abaalmarinadda Afgoye Awards ee 2023.

Rio Palace
2023

02/11/2023

22 Maalmood ayaa Kaharsan Xafladda Abaalmarinadda Afgoye Awards ee 2023.

Rio Palace
2023

30/10/2023

Maamulka Iskuulka Alqalam Foundation for Education and Development oo Kamid ah Guuleystayasha 2023
Ee Afgoye Awards Ayaa Rajeynaaya In Sanadka Soo Adaanna Ay Bulshadda Ugu Adeegaan Si kasii fiican sanadkaani.


Rio Palace
2023

29/10/2023

Raqib cargo Logistics and Travel Company oo Kamid ah Guuleystayasha 2023
Ee Afgoye Awards Ayaa Rajeynaaya In Sanadka Soo Adaanna Ay Bulshadda Ugu Adeegaan Si kasii fiican sanadkaani.


Rio Palace
2023

29/10/2023

Binisign oo Kamid ah Guuleystayasha 2023
Ee Afgoye Awards Ayaa Rajeynaaya In Sanadka Soo Adaanna Ay Bulshadda Ugu Adeegaan Si kasii fiican sanadkaani.


Rio Palace
2023

28/10/2023

Kasmo Foundation ayaan ugu mahadcelineynaa Taabagelinta Afgoye Awards 2023


Rio Palace
2023

27/10/2023

Afgoye Awards
Rio Palace

2023

26/10/2023

Al Qalam School Ayaa Noqday Iskuulkii 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻𝗮𝗮 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐3 ee Abaalmarinta Afgoye.


25/10/2023

Ibrahim Bashka Ayaa Noqday Wariyaha 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻𝗮𝗮 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐3 ee Abaalmarinta Afgoye.


25/10/2023

Afgoye M.C.H Ayaa Noqday M.C.H kii 𝘂𝗴𝘂 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻𝗮𝗮 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐3 ee Abaalmarinta Afgoye.


Want your business to be the top-listed Government Service in Afgoye?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address

Dhagah-tur
Afgoye