30/03/2026
Maamulka Deegaanka Tawakal Deg.Afgooye
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maamulka Deegaanka Tawakal Deg.Afgooye, Government Official, Afgoye.
30/03/2026
30/03/2026
Gudoomiyaha deegaanka tawakal ee degmada afgooye eegobolka shabeelaha hoose cabduqaadir mashed diini iyo maamul kiisa dhamaantiis waxay u hambalyaynayaan gudoomiyaha cusub ee gobolka shabeelaha hoose gudoomiye cabdi fitaax siidii waxaan ala ugabaryaynaa inuu xilka cusub ooloomagacaabay ale ku asturo gudoomiye sidii waanin waxbadan kusoojiray dooladnimada mudane gudoomiye waxaan diyaar unaha lashaqayntaada deegaanka tawakal waa kuudiyaar lashaqayntaada ayay diyar uyihii insha alaah gudoomiye soodhowoow mar labaad soodhowow gacma furan kusodhowow maamulka deegaanka tawakal
Maanta waxaa deegaanka tawakal noogu yimid kormeer shaqo gudoomiyaha Arimaha bulshada gobolka shabeelaha hoose Gu cabdulaahi daahir dhaga yuur iyo wafuud uu horkacayo hay,adda SODMa iyo hay,Adda kale gudoomiye dhegayuur ayaa nooga waramay shaqooyinka nugu soofoolkaleh gudoomiyaha iyo wafdigi ayaa loosoogelbiya gobolka banaadir uukulaha shirarkale si uu ugu warceliyo. Madaxda kasaraysa asaga sida gudoomiyaha gobolka shabeelahahoose ibraahiim aadan Ali najax
Waan maanta booqasho shaqo nooguyid gudoomiyaha dhalin yarada gobolka shabeelalhoose mudane yuusuf Ali araba iyo xubna kale ow kamidyaha gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada dhaga yuur booqashada kadi ayaa loosoogelbiya hoogiisii uukadeganaa xamar
01/06/2025
Waxaan maanta kormeer shaqo kutagnay waaxaha deegaanka tawakal qaybihiisa kaladuwan sida warta shirkada ceelshaale burdheere saqiiro janaqaw gaashtoy iyo jabad cade markaska
Beerta dalxiiska deegaanka.tawakal
19/05/2025
Maamulka Deegaanka tawakal iyo
wafuud heer sare ah oo kasocotay dowllada koonfur galbeed
Wafdigaaas uu hogaaminaayay wasiirka arimaha gudaha dowlalada koonfur galbeed ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii degmada & saldhigii police ka dagmada
Dhagax dhigaas oo ey ka qeyb galeen
Wafuud heer federal ah oo ugu horeyo
XIldhibaan husein mohamed nor
(husein dhagweyene)
Agaasimayaal ,saraakiil & bulshada qeybaheeda Kala duwan
15/02/2025
Maamulka deegaanka tawakal ee dagmada afgooye oo u horeeeyo Godoomiyaha deegaanka tawakal mudane abdiqaadir Mohamed diini ayaa martiqaad heerkiisu sareeyo u sameeyay masuuliyiin ka socday dowlada koonfur galbeed oo u horeeyo wasiirka arimaha gudaha iyo dib u hesheesiinta dowlada koonfur galbeed
Wasiirka cadaalada iyo dastuurka dowlada koonfur galbeed
La taliyaha madaxweynaha dowlada koonfur galbeed
Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha dowlada koonfur galbeed iyo
Agaasimayal kle oo ka socday dowlada koonfur galbeed
Waxa kle oo qeyb ka aha wafdiga masuul ka tirsan UN
Kulanka ayaa micnihiisu ahaa
Is xogwareysi maamulka iyo wafdiga ka socday dowlada koonfur galbeed
Godoomiye DIINI ayaa wareysi dhinacyo badan taabanaayo ka bixiyay xaalada deegaanka
Gudoomiyaha Deegaanka Tawakal Mudane Abdulkadir Diini ayaa Galabta Soo Xiray Tartan Sports eey ku tartamaayeen Qaar kamid ah Waaxyaha Deegaanka.
Gudoomiye Diini ayaa umahadceliyay Gudoomiyaha sportska deegaanka oo soo agaasimay Tartankaan Quruxda badan
Sidookale Kulanka Waxaa kuwehliyay Gudoomiyaha Dhalinyarada Deegaanka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
