Badbaadada Khalafguun Jubaland.

Badbaadada Khalafguun Jubaland.

Share

A platform to fight for the right of the Khalafguun community in Jubaland

07/07/2022

Adeer Axmedow madaxda iyo maamulkooda Mar ayey soogalan maalin na way kabaxaane, adiga wax kubadalo malawaayey tolow mise wax kudaamo malahan. Dastuurkii aawey? Oh wan hilmaamay

Dastuurkana waaa iska dastuur aad adigu noo qoratay Baarlamankasna waa rag qol kugu xaraysan. Yaab iyo amakaak kkkk

Ahmed Soomaliya maanta hal kaligiis talis ayaa ka jira oo 12 sano Kismaayo ku dax dhanteynaayo. Is qibleey oo is diyaari Raggii adigaa ka haraye.

07/07/2022

War illeen balayo. Tolow horta Khalafguun Maxamed Subeer maahan miyaa? War Khalafguun muxu galabsadey oo loo gacan bidixyeynaaya?
Ahmed Madoobowow yaan kaaga dacwoona?

07/07/2022
Want your business to be the top-listed Government Service in Afmadow?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Dhobley
Afmadow