Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo

Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo

Share

This is The Official facebook Account For Arabsio District Commisioner
:Waa Bogga Rasmiga ah Ee Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo

Photos from Gudoomiyaha Degmada Arabsiyo's post 02/05/2022

💥💥💥 💥CIID WANAAGSAN💥💥💥💥
🏖تقبل الله منا و منكم الصالح الاعمال. كل عام و انتم بالخير 🏖
Ugu horayn waxaan hambalyada, Maalinta ciidka halkan kula wadaagayaa dhamaanba umada Reer somaliland, Gaar ahaana Bulshawaynta Degmada Arabsio.
Waxaan ilaahay inooga baryayaa inuu inaga aqbalo Acmaashii wanaagsanayd ee bisha Ramadaan, sidoo kalena inuu inagu gaadhsiiyo sanadkaa sanadkiisa, bash bash iyo barwaaqo, caafimad qab iyo wadankeena oo amaan ah.

Hamse Sacad Muse
Guddoomiyaha Degmada Arabsio

Want your business to be the top-listed Government Service in Arabsiyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Arabsiyo