Baardheere Aid & Development Organization (BADO).
is a community-based non-profit organization dedicated to supporting displaced and vulnerable populations in Baardheere and surrounding areas. We provide humanitarian aid, promote sustainable development, and empower communities through education, health services, and livelihood programs. Committed to transparency, compassion, and building resilient futures.
Baardheere Aid & Development Organization BADO
(BADO) is a organisation -based NGO dedicated to supporting displaced and vulnerable populations in Baardheere and surrounding areas.
education, health services, and livelihood programs.
10/04/2023
We want you to help us in the suffering community
which are affected by river floods, lack of rain water and security problems
We want you to answer us as soon as possible
EU Civil Protection & Humanitarian AidUSAID Middle EastUnited Nations Visitors Centre
Human Rights WatchHuman CoalitionWorld Health Organization (WHO)
Ramadan kream 🕌
10/04/2022
10/04/2022
BADO.
10/04/2022
Barakaca | IOM oo xalal waara u helaysa dadka barakacay
IOM, oo ay weheliyaan la-hawlgalayaasha Qaramada Midoobay iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa daah-furtay mashruuc cusub oo afar sano ah, oo ay ku baxayso malaayiin doollar oo loogu magac daray 'Saameynta' - oo macnaheedu yahay ‘impact’ Soomaaliya - si loo gaaro xal waara oo loogu talagalay in ka badan 75,000 oo barakacayaal ah ( Barakacayaasha) iyo bulshooyinka martida loo yahay ee Soomaaliya.
Mashruucu waxa kale oo uu doonayaa in la dhimo ku tiirsanaanta gargaarka bini'aadantinimo, la dhimo faqriga kumannaanka qof ee saboolka ah iyo horumarinta is dhexgalka barakacayaasha ee magaalooyinka.
‘Saameynta’ waxa ay ku soo beegantay xilli xasaasi ah iyadoo xaaladda barakaca ee dalka ay uga sii dartay abaarta, xiritaanka xeryaha qaxootiga ee dalalka deriska ah iyo saameynta cudurka COVID-19.
https://somalia.iom.int/news/federal-government-somalia-and-un-partners-launch-saameynta-project-provide-lasting-solutions-people-displaced-conflict-and-climate-change
10/04/2022
Bishii Maarso, bahda Qaramada Midoobay waxa ay u fidisay gargaar dadka Soomaaliyeed, iyadoo ka jawaabeysa baahiyaha abaarta ka taagan Soomaaliya, iyo sidoo kale taageeradii caadiga ahayd ee guud ahaan Soomaaliya oo dhan, laga soo billaabo horumarinta dhaqaalaha ilaa tababaridda booliiska. Halkan ka eeg warbixinta billaha ah si aad wax badan u ogaato: https://bit.ly/3wMPQtz
10/04/2022
BCDA
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Website
Address
Baardheere

10/04/2022