Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Gobolka Sanaag Ee Faarax Cawl

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Gobolka Sanaag Ee Faarax Cawl

Share

ku soo Dhowaw bogga Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Gobolka Sannag Ee Faarax Cawl

05/04/2026

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka Gobolka Sannag Ee Faarax Cawl.

" Akhristayaasha maanta Waa Hogaamiyayaasha Berito".

25/03/2026

Wargelin:

Habeenka Jimcuhu soo galayo, kuna beegan 26 March 2026, marka ay saacaddu tahay 6:30pm, waxa innoo ku qabsami doona xarunta Maktabadda Dadweynaha Sanaag. Mowduuca ciwaankiisu yahay “Dhallinyarada iyo Mustaqbalka (Fursado iyo Caqabado)”
• Waxbarashadda iyo
• Shaqo la’aanta."

Mowduuca waxa inoosoo jeedin doona bare sare; Mukhtar Cabdi Axmed, xiriiriyaha kulliyadda Waxbarashadda jamacadda ummadda soomaaliyeed faraceedda PL-Badhan.

Mowduucan waxaa soo abaabulay Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Faarax Cawl, iyagoo kaashanaya Naadiga Ardayda JUS, faraceeda PL-Badhan.

Haddaba, dhammaantiin waxaan si sharaf leh idinku casuumaynaa in aad kulankaasi muhiimka ah nagala soo qayb gashaan, aynuna ka wada faa’iidaysanno.

Want your business to be the top-listed Government Service in Badhan?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address

Badhan/sanaag
Badhan
252