30/05/2026
Waxan halkan Hambalyo iyo Duco uga Soo gudbinaynaa dhammaan ardeyda fasallada, Class 8 iyo Form 4, gaar ahaan ardeyda dhigata dugsiyada Degmada Badhan, kuwaas oo maanta u fariisanaya imtixaanka DAWLADDA puntland, eebbe ha idinku guuleeyo, kamana dhigo dedaalkii iyo juhdigii aad muddada dheer kusoo jirteen mid khasaara.
21/05/2026
Guuleystaha saadaashii ciyaarta.
C. Garowe (3) VS C. Dhahar (0)
Bage follow garee, si aanay kuu dhaafin kulamada xiga.
21/05/2026
Tartanka Kubada Cagta Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad Cup
Sadaali Kulanka Maanta ee Kooxaha:
๐. ๐๐๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐๐ ๐. ๐๐ก๐๐ก๐๐ซ
oo ku guuleyso lacag dhan: $๐
๐
๐๐๐ฅ๐๐ง ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข ๐๐ก๐ฎ๐ซ๐ฎ๐๐๐ก๐๐ง
* ๐๐๐ ๐-๐ค๐ ๐๐จ๐ฅ๐ฅ๐จ๐ฐ ๐ ๐๐ซ๐๐
* ๐๐ข๐ค๐ ๐ฌ๐๐๐ซ ๐ฉ๐จ๐ฌ๐ญ-๐ค๐
* ๐๐ก๐๐ซ๐ ๐ ๐๐ซ๐๐
* ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐ค๐ฎ ๐ช๐จ๐ซ ๐ฌ๐๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐
๐
๐ : wakhtigu wuxuu ku eg yahay wakhtiga ciyaarta la bilaabo
18/09/2025
Sabtida waxaynu dib u furi doonnaa Xarunteenii AARAN, STATIONARY and Electronics, taas oo Dhisme iyo dib u habayn ku socotay muddo bil ah.
Noogu Soo hagaag, Aaran ka qurux badan middii shalay, iyo adeeg ka Tayo sarreeya kii h**e.
14/08/2025
Waa inoo diyaar macamiil
Hadda Dalbo
๐ Goobta: Badhan Sanaag
๐ฑWhat's App: 0905705762
๐ Call: 0906141494