Baidoa University is the Home of Education.
Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة, .
19/12/2024
Sawiro: Qaar ka mid ah Ardeyda Qalinjebiyaasha
Dufcadii 2aad ee Jamacadda Baidoa University
Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة
19/12/2024
Sawiro: Madaxweynaha Dowladda KGS Mudane Abdiasiis Hassan Maxamed Lafta gareen .
Madaxda,Masuuliyiinta iyo Martisharafta kasoo qayb galeen Xafladda Qalin bedelashada Dufcadii 2aad ee Jamacadda Baidoa University
Aradada kuliyada cafimadka jamacada baydhaba dhigta oo so qabanqabiyey Wacyi galin ku saabsan kansarka naasaha haweeka ku dhaca oo lugu qabtey dhismaha kuliyada cafimadka campus two
26/10/2024
CONGRATULATION TO Baidoa University FAMILY FOR THE MERIT AWARD BY FESU.
26/10/2024
Baidoa University is the Home of Education
13/10/2024
Public Health Baidoa University-جامعة بيدوا للصحة العامة
Waxaa lasoo saaray 20ka Jaamacadood ee ugu wanaagsan Somaliya sanadka 2024x
Maku jirtaa Jaamacadaada halkaan? Sawirka ka eeg jaamacadaada hadeey kuu muuqato
Idris Alteeso
31/01/2022
𝐓𝗮𝘅𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗖𝗮𝗮𝗳𝗶𝗺𝗮𝗮𝗱𝗸𝗮
1. Stress-ku wuxuu saamayn ku yeeshaa dheefshiidka qofka, sidoo kale socodka caloosha ayaa ka mid ah waxyaabaha uu saamaynta ku reebto, jooji ka fakarka waxyaabaha aadan awooda u lahayn, kuna qanac qadarta Alle
2. Shukulaatada madow faaiido badan ayay u leedahay hab dhiska neef mareenka gaat ahaan dadka qufaca iyo neefta qaba, sidoo kale cunista shukulaatada madow xilliyada habeenkii aad ayay dhakhaatiirtu uga digaan
3. Waxyaabaha dabiiciga saamayn ku yeesha muuqaalka xubnaha gaar ahan naasaha waxaa ka mid ah qumbaha. Qumbaha waa ku jirta maado ka qayb qaadata isbedelada ku dhaca naasaha
4. Cayilka iyo miisaanka culus ee xad dhaafka ah waxay qalqal dhubaato u gaystaan lafaha qofka gaar ahaan jilbaha iyo lugaha hoose, cayilku wuxuu halis ku yahay xidida dhiiga gaar siiya qaybaha hoose ee jirka
5. Xinjirowga dhiiga hooyada uurka leh wuxuu dhibaato u gaystaa hooyada iyo dhalaanka uurka ku jira labadaba, waa muhiim in socod joogta sameeysi hooyadu subaxdii iyo galabtii inta qorraxdu qabowdahay
Qodobkee Dareenkaaga Soo Jiitay.
𝐋𝗶𝐤𝐞 & 𝗦𝐡𝐚𝐫𝐞
26/01/2022
Kulankii Galabta
::::::::::::::::::::::::::::
Waxaan Maanta kulan Wareegii seddexaad isla Ciyaarney Ardada Walaalaha nahay fakaltiga Maamulka iyo Maareynta,
Kulanka wuxuu ka bilowdey si degan,Waxaan soo bandhignay anaga iyo Ardada Kale Ciyaar qurux badan daawadiyaasha ay ku farxeen.
Kaambiyada h**e waxaan ku marney 3-1 labo aan ku hogaaminaynay,
Kaambiyada dambe waxay ka bilaabatey si Kulul maadaama labada kooxeed ay nasteen,
Waxaan ilaalsanay shabaqeen dadaal iyo abood waxaa kaarka casaanka ah naga qaatey ciyaaryahankeena bedelka ku imaadey,
Ciyaarta waxay ku soo idlaatey 10-3 Waxaan meesha ka qaadney guusheenii sedexaad oo kulankeena seddexaad inoo ahaa,
Mar waliba waxaan soo bandhigi doonaa ciyaar wanaag anaguu muujinayno ciyaar wanaag iyo in aan shabaqeena ka ilaalsano guul darana la soo hooyino.
26/01/2022
Kulanka Galabta.
Time:04:30 PM.
Public Health Baidoa University VS P.A
Meeq ayay ku soo idlaan doontaa ?
