Wargelin Muhiim Ah.
Waxaan Qaadaneynaa Dufcaddii 3-aad Ee Koorsada .
African Professional College Of Business & Data Science
Skills Pay The Bills
13/02/2024
.
Waxaa inoo farxad ah in aan baahinno qaadashada dufcaddii 2aad BATCH TWO ee koorsada , taasoo bishii January ay dhameysteen 150 arday.
Koorsada waxay leedahay
1-Casharka Oo Muuqaal Ah
2-Book PDF
3-File-ka Shaqada
4-Telegram ayaa lagu qaadanayaa casharrada.
Mudada ay socon doonto waa 1 bil
Shahaadada waa "Professional Diploma".
Kala xiriir wixii faahfaahin ah WhatsApp 61 8595999.
08/02/2024
.
Dooneysaa Inaad Noqoto Qof ( )?
Waxaa diyaar ah koorsada Excel Budgeting oo loo soo diyaariyay hab casri ah, taasoo kaa dhigi doonta khabiir diyaariya miisaaniyadaha shirkadaha IWM.
Koorsadan waxaad ku qaadan doontaan cinwaannada soo socda:-
1- Planning, Control and Management
2- Forecasting & Budgeting
3- Budgeting
4- / Designing Personal Budget
5- / Designing Home Budget
6- / Designing family-budget-planner
7- / Designing a Weekly Budget
8- / Designing personal-budget
9- / Designing simple-budget
10- / Designing Yearly Budget
11- Summary Budget
12- Dashboard
13- monitoring and evaluation
Mowduucyadaas iyo kuwo kale.
Koorsadan oo leh Professional Certificate ayaa qaadan doonta tiro kooban ee yaan lagaa buuxin.
Wixii faahfaahin intaa ka dheeri ah kala xiriir WhatsApp 61 8595999
07/02/2024
.
Dooneysaa Inaad Noqoto Qof ( )?
Waxaa diyaar ah koorsada Excel Budgeting oo loo soo diyaariyay hab casri ah, taasoo kaa dhigi doonta khabiir diyaariya miisaaniyadaha shirkadaha IWM.
Koorsadan waxaad ku qaadan doontaan cinwaannada soo socda:-
1- Planning, Control and Management
2- Forecasting & Budgeting
3- Budgeting
4- / Designing Personal Budget
5- / Designing Home Budget
6- / Designing family-budget-planner
7- / Designing a Weekly Budget
8- / Designing personal-budget
9- / Designing simple-budget
10- / Designing Yearly Budget
11- Summary Budget
12- Dashboard
13- monitoring and evaluation
Mowduucyadaas iyo kuwo kale.
Koorsadan oo leh Professional Certificate ayaa qaadan doonta tiro kooban ee yaan lagaa buuxin.
Wixii faahfaahin intaa ka dheeri ah kala xiriir WhatsApp 61 8595999
06/02/2024
Sawirro Q1aad
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Waxaan Hambalyo Leenahay Dufcaddii African Professional College Of Business & Data Science Ka Dhameysay Koorsada .
Waxaa inoo farxad ah in aan soo gabagabeynay koorsadan oo soo socotay muddo bil, kuna baxaysay qaab online ah.
Waxaan Idiin Rajeyneynaa in cilmiga bilowga ah aad barateen uu idiin noqdo mid idin anfaca Insha Allah.
DAAWO: Cashar Kale Oo Kamid Ah Casharrada Koorsada Oo Dhawaan Uu Bilaabi Doono African Professional College Of Business & Data Science.
Faahfaahin Dheeri Ah Kala Xiriir.
WhatsApp 61 8595999
DAAWO: Cashar Kale Oo Kamid Ah Casharrada Koorsada Oo Dhawaan Uu Bilaabi Doono African Professional College Of Business & Data Science.
Faahfaahin Dheeri Ah Kala Xiriir WhatsApp 61 8595999
Daawo: Cashar Kamid Ah Course-da Oo Aan Dhawaan Bilaabi Doono.
WhatsApp 61 8595999.
01/02/2024
Xirfadaha Aadka Loogu Baahi Qabo Ee Excel.
Afartaas Koorso Ayuu Kuu Diyaariyay African Professional College Of Business & Data Science
Mid Kasta Waxay Wadataa Xogteeda Oo Dhameystiran.
Wixii Faahfaahin Dheeri Ah Kala Xiriir WhatsApp 61 8595999.
"Graduates who have a BA in finance but he can't even enter formulas in excel sheet".
Waa caqabad ka dhex jirta qalinjebiyeyaasha jaamacadaha.
Nagu soo biir, waxaan dhisnaa xirfadaha.
29/01/2024
Hambalyo Ayaan Leenahay Ardayda Koorsada Ka Dhameysatay African Professional College Of Business & Data Science.
Mustaqbal Wacan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the business
Telephone
Website
Address
Baidoa
