Greensom Technical Training Institute

Greensom Technical Training Institute

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Greensom Technical Training Institute, Horseed Village, Baidoa.

Photos from Greensom Technical Training Institute's post 05/12/2025



Si sare loogu qaado awooda Xirfadeed iyo aqooneed ee ardeyga Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta GREENSOM wuxuu u qabtey qaar kamid ah ardada Jaamacadda GSU Tababar la xariira Karinta Cuntada iyo Macmacaanka ( Cooking and Confectionery Skills) iyo Diyaarinta iyo dubida Cuntooyinka
( Food Preparation and Baking).
Ujeedada Tababarkaan ayaa ah in sare loo qaado awooda aqooneed iyo xirfadeed ee ardeyga.



Photos from Greensom Technical Training Institute's post 22/11/2025



Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfada Korontada kaaoo ay ka fiideysteen ardey tiro badan
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...loona dhiira geliyo shaqo abuurka.


Photos from Greensom Technical Training Institute's post 19/11/2025



Qurxinta dumarka Salon Beauty waa mid kamid ah xirfadaha ay ku shaqeystaan dumarka loogana jecel yahay.
Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar ku saabsan Qurxinta dumarka. kaasoo ay ka fiideysteen gabdho badan..
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...


Photos from Greensom Technical Training Institute's post 15/11/2025



Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar la xariira dhismaha kaaoo ay ka fiideysteen ardey badan laguna barey Dhismaha..
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...loona dhiira geliyo shaqo abuurka.


Photos from Greensom Technical Training Institute's post 11/11/2025



Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfadaha Dhar karinta kaaoo ay ka fiideysteen ardey badan..
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...


Photos from Greensom Technical Training Institute's post 10/11/2025


Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfadaha Mexhanic ga iyo baabuur wadida kaaoo ay ka fiideysteen ardey badan..
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...


06/11/2025


Photos from Greensom Technical Training Institute's post 06/11/2025



Si sare loogu qaado awooda Xirfadeed iyo aqooneed ee ardeyga, Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta wuxuu qabtey Tababar mudo socon doono la xariira Shampo sameynta..Si ay dhalin yarada ugu noqoto shaqo abuur ay uga baxaan shaqo la'aanta..



Photos from Greensom Technical Training Institute's post 05/11/2025



Si sare loogu qaado aqoonta Xirfadeed ee dhalin yarada loona baro xirfado ay ku shaqeystaan.
Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta wuxuu qabtey Tababar mudo socon doono kaasoo lagu bari doono ardada Xirfada Cilaan Saarka .



04/11/2025


Photos from Greensom Technical Training Institute's post 04/11/2025


Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta wuxuu qabtey Tababar la xariira Dhaqashada shinida ( BEE KEEPING SKILLS) si loogu tababaro ardada dhalin yarta Xirfado ay ku shaqeystaan oo ay uga baxaan shaqo la'aanta.
Tababarka ayaa socon doona mudo 3bilood ah I.A.



Want your business to be the top-listed Government Service in Baidoa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Telephone

Address

Horseed Village
Baidoa